IftiimIye Tv

IftiimIye Tv 🎥 Iftiimiye TV | Shedding Light on the Truth in Somalia | Your source for honest, reliable news and insightful stories.

Together, we illuminate the path to a better tomorrow.

DEG DEG Madasha mucaaradka ka ah lamagacbaxday samatabinta ayaa goor dhow soo saaray war murtiyeed ku saabsan shirkooda ...
14/08/2025

DEG DEG Madasha mucaaradka ka ah lamagacbaxday samatabinta ayaa goor dhow soo saaray war murtiyeed ku saabsan shirkooda maanta oo uu mugdi badan ku jiro sideey wax u socdeen. Halkaan hoose ka aqriso qodobada ay soo saareen

14/08/2025

DEG DEG" Fashil iyo kala carar ayuu ku soo dhamaaday kulankii mucaaradka ee ka socday..

14/08/2025

Natiijada imtixaan ka Shahaadiga ah ee fasalka 8aad oo la soo saaray

14/08/2025

Golaha samatabixinta oo soo saaray
War saxaafaded iyagoona eedeyn culus dusha
Kasaray mw somalia iyo RW xamze abdi barre..

14/08/2025

Aragtida shacabka"Doorasho qof iyo cod shalay isagaa diiday MW xasan sheikh maanta see loogu Yeelaa..Sea more

14/08/2025

Wararkii ugu danbeeyay xaalada Tarbuunka oo qasan&labada dhinac oo gurmadyo xoogan helaayo..Sea more

DEG DEG dagaal xoogan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka socdo magaalada Mogdisho gaar ahaan degmada hodan agagaarka barxad...
14/08/2025

DEG DEG dagaal xoogan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka socdo magaalada Mogdisho gaar ahaan degmada hodan agagaarka barxaddii Horseed iyo tarabuunka. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo koox hubeeysan oo dadka deegaankaasi iyadoo ay salka ku heeyso arimo dhul la xariira

DEG DEG Madasha mucaaradka oo labo garab ukala jabay iskuna fahmi waayay shirkooda caawa. Xildhibaan Caana Nuug oo ah mu...
13/08/2025

DEG DEG Madasha mucaaradka oo labo garab ukala jabay iskuna fahmi waayay shirkooda caawa. Xildhibaan Caana Nuug oo ah mudane mucaarad ah oo ka tirsan xisbiga Himilo qaran ayaa sidaan qoray

“Saaxiibadda Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxaa loo baahanyahay inay hoos isku fiiriyaan waana lama huraan in xiligaan xasaasiga ah aan la isku dhex huursanaan.

Madaxda waqtigoodu sii dhamaanayo waxaa hadda haysta cadaadis siyaasadeed oo culus, gudaha iyo dibedaba, sidaas daraadeed looma baahna in ragga qaarkiis ay aqbalaan ama rajeeyaan Cad-quureed sida balan-qaad siyaaseed (Ra'iisal Wasaare) oo waqtiga lagu moodayo, dhaqaale yar, safiirnimo, ama maamul heer gobol iyo wixii la mid ah.

Sida muuqata DFS oo muddo xileedkeedu gabaabsi yahay waxay doonaysaa in xubno yar oo ka mid ah Madasha samatabixinta ay dhiiqo lugaha u galiso, waxaana saaxibadaas u sheegayaa inaysan dhiiqadaas dooran ee ay dhab ka noqdaan dadaalada iyo hadafka lagu badbaadinayo hay'addaha dowladda islamarkaana loogu gogol xaarayo doorasho waqtigeeda ku dhacda oo la isku raacsanyahay.

Heshiis la'aan ayaa dhaanta, heshiis xun oo waqti lumis ah”.

DEG DEG waxaa goor dhow natiijo la’aan ku dhamaaday shirkii u socday madasha wadatashiga ee mucaaradka iyo madaxweyne Xa...
13/08/2025

DEG DEG waxaa goor dhow natiijo la’aan ku dhamaaday shirkii u socday madasha wadatashiga ee mucaaradka iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud. Goor dhow ayaa la filayaa ineey warbaahinta la hadlaan madaxda mucaaradka oo haatan shir gaar ah usocdo

13/08/2025

DEG DEG" Vila somalia oo u diyaarsan doorasho qof iyo cod&Mucaaradka oo hadda galay Madaxtooyada Qaranka..Sea more

13/08/2025

Guddiyada kala matalaya dowlada iyo Mucaaradka oo maanta go'aan gaaraya.

13/08/2025

DEG DEG"Jubbaland oo Dowladda ku eedeysay Askartii lagu Laayay Balad-Xaawo..Sea more

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IftiimIye Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IftiimIye Tv:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share