Beledweyn Media

Beledweyn Media Kusoo Dhawoow Beledweyn Media

Labaduba Waxay Caawa La Joogaan Shiiq Shariif Balse Ciraab Mooyee Ciidan Kumeeysan Kordhin 😁😁😁Gaaljecel Iyo Jijeelle Waa...
03/06/2026

Labaduba Waxay Caawa La Joogaan Shiiq Shariif Balse Ciraab Mooyee Ciidan Kumeeysan Kordhin 😁😁😁

Gaaljecel Iyo Jijeelle Waa Xarfaan

03/06/2026

Sanbalooshe Ayaa Hada Godoon Ku Ah Guriga Lagu Weeraray Kooxdii Kheyre Iyo Ugaaska Murusade 😁😁😁😁

Meel Kasta Ka Muuqdo Dhibkaas Ayeey Leedahay Xawaadloow 1000 Wiil Oo Macawisleey Ah Oo Soo Badbaadiso Taliyaha Soodira β˜οΈπŸƒβ€β™‚οΈπŸƒβ€β™‚οΈπŸƒβ€β™‚οΈπŸƒβ€β™‚οΈπŸƒβ€β™‚οΈπŸƒβ€β™‚οΈπŸƒβ€β™‚οΈπŸƒβ€β™‚οΈ

Jowhar Waa Laga Waayay Mele Lagu Qabto Shirka unDhaxeeya Horjooge Cali Bulukeeti Iyo Gudoomiyaha Ku Magacaaban Deegaanad...
03/06/2026

Jowhar Waa Laga Waayay Mele Lagu Qabto Shirka unDhaxeeya Horjooge Cali Bulukeeti Iyo Gudoomiyaha Ku Magacaaban Deegaanada Maamulka Lagu Muransan Yahay EE Hirshabelle 😁

Hotel Ayaa La ijaartay Si Loo Helo Meel Qurxoon Deeq bixiyayaashana Loo Tuso Meel Macquul AHH Balse Waa Dashilau Magaca Hoteelka Oo Ka Muuqda Halkaas 😁

Waxkale ISKA Daaye Hool Shirar Xitaa Waa Dhisi Waayay Horjooge Cali, Ma Nin 5 Sano Joogay Xafiiska Hirshabelle Oo 2026 Aan Heli Karin Meel Uu Labo Qof Iskugu Keeno Maa Waxkale Laga Sugaa Waa Maya .

New Hirshabelle Inasha. Allaha

01/06/2026

Dalxoreeye Maxaa Leeyihiin 😁☝️

Wasiirka MadroolkaIyo Kheraadka  Dalka Mudane Dahir Shire Ayaa Maanta Ka Qeeyb Galay Furitaanka Shirka aqoon-is-weydaars...
01/06/2026

Wasiirka MadroolkaIyo Kheraadka Dalka Mudane Dahir Shire Ayaa Maanta Ka Qeeyb Galay Furitaanka Shirka aqoon-is-weydaarsiga Qiimeynta Baahiyaha ee Ruqsad-bixinta (Licensing Round) ee Dalkeena Somalia kaas oo ay ka soo qayb galeen khubaro iyo farsamo yaqaanno ka kala socday Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta, Hay’adda Badroolka Soomaaliya, iyo Wasaaradda Maaliyadda.

Shirkaan Ayaa Kusoo Aaday Iyadoo Dalkeenu Uu Kujira horumar Iyo Soosaaray shadalaka Dalka Ayaa Tani Waxay Sii Xoojin toontaa talaabooyinkaas Uu Qaranku Ku talaabsaday waxaana Suurta Galiyay talaabooyinkaas Waana guuleeysteen qaana ay Guul Ku dhawyihiin Wasiirka Madroolka Iyo Kheraadka Dalka Wasiir Daahir Shire .

Beledweyn Media

01/06/2026

Meeshii Dheef Leh Waa Ku Dhimanaa Kani, Waa Nin Aan Laheeyn Qadiyad Iyo Hadaf Siyaasadeed Balse Hadba Meeshii Qoyan Shacabka U Tuma.

Muuqaalka Cabdiqani Osoble

01/06/2026

Gabar XL Ah Oo Waxbaratay

Waa Musharixiinta Reer Hiiraan EE Hirshabelle Raba Inay Madax Ka Noqdaane Keed Isleeyahay Waa Kusoo Bixin Karaa? ☝️ 😁Gen...
31/05/2026

Waa Musharixiinta Reer Hiiraan EE Hirshabelle Raba Inay Madax Ka Noqdaane Keed Isleeyahay Waa Kusoo Bixin Karaa? ☝️ 😁

General Xuud
Ina Cabdulqaadir

31/05/2026

Kooxdii Calooshood U Shaqeeysta Yaasha Ahaa EE Maamulka Lagu Muransan Yahay EE Hirshabelle Ugu Magacownaa Hiiraan Ayaa Maanta Horjooge Cali Bulukeeti U Wacay 😁

Waxay Isku Heeystaan Gudoomiye Xaafadeed Kadibna Horjooge Cali Bulukeeti Oo Jowhar Godoon Ku ah Dhawaana Bixidoona Ayaa Wacay πŸ’” Heerkaas Ayeey Mareeysaa.

30/05/2026

Arsinaal Waxaa Taageera Magudba Yaasha Sidaas Darteed Koob Qaadi Meeyso Ayuu Yiri Waana Rumoowday 😁😁😁

Address

Jeddah

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beledweyn Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beledweyn Media:

Share

Category