𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫 𝐍𝐞𝐰𝐬 - شبكة الصومال الإخبارية

  • Home
  • Sudan
  • Khartoum
  • 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫 𝐍𝐞𝐰𝐬 - شبكة الصومال الإخبارية

𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫 𝐍𝐞𝐰𝐬 - شبكة الصومال الإخبارية Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫 𝐍𝐞𝐰𝐬 - شبكة الصومال الإخبارية, Media/News Company, Khartoum.

06/01/2022

مقديشو (قراءات صومالية)- أصدر وزير الدفاع عبد القادر محمد نور بيانا يطلب فيه قائد الجيش الجنرال أذوا يوسف راغي استدعاء خمسة من ضباط الجيش المشتبه بهم في حادثة 27 ديسمبر بشأن محاولة للاستيلاء على مكتب رئيس الوزراء بمن فيهم قائد كتيبة القبعات الحمراء بحرس الرئاسة.

وتجري لجنة التحقيق في الحادث التي شكلها رئيس الوزراء تحقيقات وتجمع معلومات عن طبيعة الحادث ومن الذي يقف وراءه

وطُلب من قائد الجيش أن يأتي بالضباط الخمسة إلى مكتب وزير الدولة برئاسة الوزراء يوم السبت 8 يناير الساعة 10:00 صباحا للقاء بلجنة التحقيق المعينة من قبل رئيس الوزراء.

والضباط المدعوّون هم:

1 – العقيد حسن آدم طعس القائد العام لكتيبة 77، وقائد القبعات الحمر في الحرس الرئاسي.
2. الرائد شافعي نور احمد، قيادة الكتيبة 77.
3 – المقدم عبدي ياسين علي كوشن، القائد العام للفوج 60 من الكتيبة 77.
4 – الرائد حسن دوان عمر قائد الفوج 60.
5. المقدم موسى محمد عدو (شارب) قائد مواجهة الطوارئ في الكتيبة

28/12/2021

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa ii xaqijiyay in wasiirka kowaad ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Eng maxamed xuseen rooble uu wado inuu Guddoomiyaha gobolka banaadir u magacaabo Gen/Dr xasan maxamed xuseen"muungaab".
muungaab ayaa iminka ku magacaaban la-taliyaha arimaha siyaasada ee xafiiska raisalwasaaraha
muungaab wuxuu kal h**e si cad oo sharciyesan ugu hadlay kiiska ikraan Tahliil iyo dardargalinta doorashada

12/12/2021
Suuragal ma tahay in maskaxda siyaasadeed ee wasiir Abdulkadir Mohamed Nur  ay abaabusho ciidamadeeda si ay uga hortagto...
26/08/2021

Suuragal ma tahay in maskaxda siyaasadeed ee wasiir Abdulkadir Mohamed Nur ay abaabusho ciidamadeeda si ay uga hortagto kuwa ka- aradan maan siyaasadeed lajaanqaadi kara falsafadaha caalamka hormarey?

Tani waxay ahayd su'aashii aan ku soo gabagabeyay falanqeynteydi muhiimka ah ee raadadka maskaxda siyaasadeed ee juhaladeena iyo marxaladihii foosha xumaa ee umadeena uhorseedeen

Suuragal ma aha in laga hadlo maskaxda guud ee ahlul caqliga oo uu kamid yahay wasiir jaamac & inta la'aaminsan afkaarta suuban iyadoon loomarin cilmi-baaris qota dheer hadeynu ubaahano inaan kahadalno caqliyaddan waxaynu sifudud udaalacan karnaa falsafadda caanka ah ee reer Morocco, sigaar ah buuga uu qorey Dr. Muhammad Abed Al-Jabri العقل السياسي العربي & falsafadaha lajaarka ah.

Mashruuca caqliga ee Al-Jabri ee hormuudka u ahaa wuxuu bilaabmay 1980 markii uu daabacay buugiisa (We and the Heritage), kaas oo aad ugu ekaa bayaan aragtiyeed iyo hab-raac ku saabsan daraasado uu soo saaray ka dib cinwaankiisa Dhaleeceynta Maskaxda Carabta. Qeybtan gaarka ah, Al- Jabri wuxuu helay saddex hab -dhismeed oo kala duwan, oo kala ah, bayaankii, caddeyntii, iyo qiraalkii.

Haddii aan u soo noqonno mowduuceena ee ka hadlaya maanka siyaasadeed ee wasiirka iyo muuqashadiisa, gelitaanka siyaasadda oo kudhisan Hannaanka hormarka & Aragti ilbaxnimo.

waxaan aragnaa isaga oo lasoo baxey olole doorasho oo lamid ah kan dunida hormartey kaas oo aan kadheexan karno samayska iyo qaab -dhismeedka maanka afkaareed uu rabo inuu uhogaamiyo shacabkiisa.

Laakiin waxaa muhiim ah in la tilmaamo natiijooyinkii ugu caansan ee aan kusoo gabagabeeyn karno ​​ayaa ah inaan ku bogaadino afkaaraha uu sido taas oo ah in doorka qaraabannimo ee bulshada soomaaliya iyo nidaamka siyaasadda oo ay aad muhiim u tahay, xoojinta urur bulsheed-siyaasadeed oo xambaarsan nuxur siyaasadeed oo cad ama qarsoon. Iyada oo laga duulayo dhammaan falsafadaha kudhisan ilbaxnimo siyaasadeed oo lajaanqaadi karta bulshooyinka caalamka.

W/Q: Mohamed isak mohamed

Dad weynow aan doorano wasiir Abdulkadir Mohamed Nur_Jaamac Fans
03/08/2021

Dad weynow aan doorano wasiir Abdulkadir Mohamed Nur_Jaamac Fans

Dadka deegaankiisa ayaa si aqlabiyadd ah udoortey wasiir Abdulkadir Mohamed Nur By Abdulkadir Mohamed Nur_Jaamac Fans
31/07/2021

Dadka deegaankiisa ayaa si aqlabiyadd ah udoortey wasiir Abdulkadir Mohamed Nur

By Abdulkadir Mohamed Nur_Jaamac Fans

31/07/2021

Mas uul waan ku dooraney ee nadaadihi

Wasiir Abdulkadir Mohamed Nur ayaa xaley shahaado sharaf gudoonsiiyey qeybaha kala duwan ee bulshadaAbdulkadir Mohamed N...
31/07/2021

Wasiir Abdulkadir Mohamed Nur ayaa xaley shahaado sharaf gudoonsiiyey qeybaha kala duwan ee bulshada

Abdulkadir Mohamed Nur_Jaamac Fans

Wasiir Abdulkadir Mohamed Nur_Jaamac Fans
31/07/2021

Wasiir Abdulkadir Mohamed Nur_Jaamac Fans

Caawa Waajid iyo xafladii shaacinta murashaxnimada xildhibaanka golaha shacabka Baarlmaanka jamhuuriyada fedaraalka soom...
30/07/2021

Caawa Waajid iyo xafladii shaacinta murashaxnimada xildhibaanka golaha shacabka Baarlmaanka jamhuuriyada fedaraalka soomaaliyada wasiir

Address

Khartoum

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫 𝐍𝐞𝐰𝐬 - شبكة الصومال الإخبارية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share