Daldhis media

Daldhis media Pagekan kala soco wararkii ugu dadnbeeyay ee dunida iyo
barnaamijyo ku xiisa galiya
si aad iigu xirnaato fadlan like ii saar

08/07/2024
Bugaag qortaa been sheegtayaa Bosaaso iyo xamar beegsataa Soo buraanburtaa ama booydayaa Kala beernay iyo rajo beerataaR...
30/06/2024

Bugaag qortaa been sheegtayaa
Bosaaso iyo xamar beegsataa
Soo buraanburtaa ama booydayaa
Kala beernay iyo rajo beerataa
Riyaan laga baxayn sii biirisaa
Sodon iyo bilaad hurto biilatee
Biyo laysku daray lama kala baxshee
Soo baraarug oo ka kac boorkan baas

Abwaan Sharlaawe cooked😜

Ninkii raba ha u xishoo Ha caashaqo xabashideeAnaa Xamarey ku tabbaAnaa ku xamdiya Wajeer Anaa xoolaha WardheerKismaanyo...
30/06/2024

Ninkii raba ha u xishoo
Ha caashaqo xabashidee
Anaa Xamarey ku tabba
Anaa ku xamdiya Wajeer
Anaa xoolaha Wardheer
Kismaanyo u Xiisa qabaa
Anaa Xudun iyo Sanaag
Xaqiiq Baladweyne Jacel.

Anaa Xag walbaba dhulkayga
Anaan kala xigin dalkayga
Anaan kala ximin dadkaygaa.

Anaa Xididada jirkiyo
Xubnahaha dhiigayga Sida
Xubiga Soomaalinimo
Xiskayga ku weynyihiin.

Coming soon
Ishcalaa nimcaan hilaac

Nairobi waxaa ka dhacay kulan eey isugu yimaadeen jaaliyada somaliyeed ee dagan magaaladaasi iyagoo bogaadiyay waxqabka ...
29/06/2024

Nairobi waxaa ka dhacay kulan eey isugu yimaadeen jaaliyada somaliyeed ee dagan magaaladaasi iyagoo bogaadiyay waxqabka 4kii sano ee la soo dhaaftay Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed cabdi Kaariye.

Jaaliyada ayaa sheegay in horumarka galmudug eey sameeysay yahay mid lagu diirsaday uuna mudanyahay in marke uu hogaanka qabto mudane madaxweeyne Qoor qoor.

11/05/2024
Xalay magaalada london waxaa lagu soo bandhigay buuga qaaliga ah ee HOOYO MACAAN oo qof walboo baalashiisa rogay dareenk...
11/05/2024

Xalay magaalada london waxaa lagu soo bandhigay buuga qaaliga ah ee
HOOYO MACAAN oo qof walboo baalashiisa rogay dareenkiisu isbaday
Buugan oo muda dheer la sugayay ayeey ree london noqdeen kuwa nasiibkabadan ee markii ugu horeeysay aqriyay
Waxaa si wada jira u qoray buugan sheikh abuubakar maxamed iyo sheikh cumar maxamed oo sheegay in eey ka qoreen buugan dareen dhaba eeyna adkeed wax ka qorista hooyo oo dareenkoodana uu aad isu badalay!

14/03/2024

Haka quusan naxariistii illaaheey
Ka faa,iideeyso darsigan diinigaa wll

02/02/2024
23/01/2024
10/01/2024
10/01/2024

Waa in dagaal loo diyaar garoobaa oo guryaha laga soo baxaa.
Sidaa waxaa yiri madaxweynahayaga mudane hassan sheikh maxamuud

10/01/2024
03/01/2024

Gudoomiyaha Gobolka Banaadi madaale
Wacad ayan ku maray in Ithopia tilaabadan ka shalaayi doonto

03/01/2024

Wasiir Axmed Macalin Fiqi Oo Sheegay in Si Fudud Aan lagu Qaadan katin Taako Ka Mid ah Dhul Soomaaliyeed.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daldhis media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daldhis media:

Share