Xidig digital marketing

Xidig digital marketing Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Xidig digital marketing, Social Media Agency, Maka Al mukaram Street, Bro.

We deliver complete creative services — from strategy to execution, including social media, SEO, content, events, and personal branding — to grow your brand with measurable results.

Unlock Your Student Email Power Ma ogtahay in email-kaaga ardaynimo uu kuu furi karo fursado badan oo qarsoon? 🎓✉️👉 Ka f...
29/09/2025

Unlock Your Student Email Power

Ma ogtahay in email-kaaga ardaynimo uu kuu furi karo fursado badan oo qarsoon? 🎓✉️

👉 Ka faa’iidayso qalab muhiim ah, scholarships caalami ah, iyo barnaamijyo kor loogu qaadayo horumarkaaga shaqsiyeed iyo xirfadeed.

Speaker: Jamal Abdirahim Mohamed
Venue: Town Campus
Date & Time: Arbaco, Oct 01, 2025 | 3:00 PM

Ha moogaan! Fursad gaar ah oo wax badan lagaga faa’iidaysan doono!

Hambalyo Guys! Waxaan gaarney 900 Followers on Instagram Mahadsanid taageeradiina joogtada ah    #900
22/09/2025

Hambalyo Guys!
Waxaan gaarney 900 Followers on Instagram
Mahadsanid taageeradiina joogtada ah

#900

Naqshaddu waa safiirka aamusan ee ganacsigaaga Ka dhig summaddaada mid la xasuusto maanta.
20/09/2025

Naqshaddu waa safiirka aamusan ee ganacsigaaga Ka dhig summaddaada mid la xasuusto maanta.

“Ma ku howlantahay dhisidda summaddaada (brand)?Aan iska kaashanno si aan u horumarino summadaada!”
20/09/2025

“Ma ku howlantahay dhisidda summaddaada (brand)?
Aan iska kaashanno si aan u horumarino summadaada!”

Jumma Mubaarak Alle ha idiinka dhigo maalintan barako iyo kheyr buuxa.
18/09/2025

Jumma Mubaarak
Alle ha idiinka dhigo maalintan barako iyo kheyr buuxa.

Mahadsanidiin dhamaan! Waxaan gaarney 800 followers Instagram  Taageeradiina iyo kalsoonidiina runtii waan ku faraxsanah...
18/09/2025

Mahadsanidiin dhamaan!
Waxaan gaarney 800 followers Instagram Taageeradiina iyo kalsoonidiina runtii waan ku faraxsanahay. Aan sii wadaagno safarkan iyo horumarka

Hambalyo Kamal Abdulahi Abuukar! Guushaada maanta waa mid ku dhiirrigelinaysa jiilasha kale, waana bilow guulo kale oo w...
18/09/2025

Hambalyo Kamal Abdulahi Abuukar!
Guushaada maanta waa mid ku dhiirrigelinaysa jiilasha kale, waana bilow guulo kale oo waaweyn. Waxaan kuu rajaynayaa caafimaad, farxad iyo horumar joogto ah mustaqbalka.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Abdirisaq Abdullahi Omar iyo Deeqo Said Ali, kuwaas oo sanadkan ku guuleystay dha...
17/09/2025

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Abdirisaq Abdullahi Omar iyo Deeqo Said Ali, kuwaas oo sanadkan ku guuleystay dhamaystirka jaamacadda Somaville University.

Guushan waa mid qiimo iyo sharaf leh, waxayna caddeyn u tahay dadaalkooda, adkaysigooda, iyo himiladooda waxbarasho. Waxaan Ilaahay uga baryayaa in aqoontaan uu ka dhigay barako iyo iftiin mustaqbalkooda, ayna noqoto mid kaabaya horumarkooda shaqsiyadeed iyo bulsho.

Hambalyo mar kale – Guul iyo Gobanimo ayaan idin rajaynayaa! 🎓

jimco wanaagsan dhamaan asxpta nagu xiran
05/09/2025

jimco wanaagsan dhamaan asxpta nagu xiran

Farxad weyn bay noo ahayd inaan diyaarinno 𝗯𝗿𝗮𝗻𝗱𝗶𝗻𝗴 designka shirka 2nd 𝗔𝗻𝗻𝘂𝗮𝗹 peace 𝗖𝗼𝗻𝗳𝗲𝗿𝗲𝗻𝗰𝗲, ay qabatay East African...
01/09/2025

Farxad weyn bay noo ahayd inaan diyaarinno 𝗯𝗿𝗮𝗻𝗱𝗶𝗻𝗴 designka shirka 2nd 𝗔𝗻𝗻𝘂𝗮𝗹 peace 𝗖𝗼𝗻𝗳𝗲𝗿𝗲𝗻𝗰𝗲, ay qabatay East African Institute for Peace and Governance kana dhacay magaalada 𝗡𝗮𝗶𝗿𝗼𝗯𝗶.
Waan ku faraxsannahay inaan qurxinay Conference sidaan u wayn.
Waxaan diyaar u nahay inaan cid walba ka caawino qurxinta munaasabadaha.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka shahaadiga ah ee fasal...
24/08/2025

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12ᵃᵃᵈ.

Faaidooyinka ay leeyihiin canabka iyo lawska
24/08/2025

Faaidooyinka ay leeyihiin canabka iyo lawska

Adress

Maka Al Mukaram Street
Bro
1234

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Xidig digital marketing postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Xidig digital marketing:

Dela