16/02/2026
HEESAHA MA XAARAAN BAA?
Dood xooggan ayaa ka dhalatay sheekh Muxyidiin Sh Yuusuf oo barta Facebook kusoo qoray in heesha aysan jirin Nas iyo Ijmaac Xaaraan ka dhigaya.
Dad baddan ayaa ka falceliyay kuwa ayaa sheekha weeraray, adi sidee u aragtaaa?