Darmaan

Darmaan Darmaan waa warbaahin aad kaga bogan doontaan warar iyo barnaamijyo xiiso badan.

10/06/2026

Farxiya Cabsiiye oo ka hadashay arinta Cumar Cartan

10/06/2026

Sidee u aragtaa hadalka lagu yidhi gabadhan

10/06/2026

Fadlan sii faafi

Harada Gaashaamo
09/06/2026

Harada Gaashaamo

08/06/2026

Liibiya waxaa ka socda in dadkii shacabka ahaa sida xayawaanka u soo qabsadaan dadkii tahriibayay ka dib madax furasho soo dalbadaan

08/06/2026

Arintan yaa xog ka haya ma codkan ay saareen ayaa dhaba

08/06/2026

Shaqaa sharaf leh reer Somalilanaw ninkaas ha laga iibsado lebenka

Waa ciidamada Amisom oo hawlgal nadaafada ka wada Muqdisho dagaalkii dhawaan dhacay ka dibSidee u aragtaa arinkan?
07/06/2026

Waa ciidamada Amisom oo hawlgal nadaafada ka wada Muqdisho dagaalkii dhawaan dhacay ka dib
Sidee u aragtaa arinkan?

Sawirkan waxaa qaaday sawir-qaade Kevin Carter sanadkii 1993 gudaha Suudaan. Waxa uu muujinayaa xaaladdii adag ee gaajad...
07/06/2026

Sawirkan waxaa qaaday sawir-qaade Kevin Carter sanadkii 1993 gudaha Suudaan. Waxa uu muujinayaa xaaladdii adag ee gaajada iyo dhibaatada bani’aadannimo ee xilligaas jirtay. Sawirku si weyn ayuu dunida uga faafay, waxaana lagu xusuustaa fariinta murugada leh ee uu gudbinayay.

Kevin Carter wuxuu sawirkaas ku helay abaalmarin caalami ah, balse markii dambe wuxuu la kulmay cadaadis iyo murugo nafsiyeed oo aad u culus. Sanadkii 1994 ayuu geeriyooday, iyadoo sheekadiisa iyo sawirkiisuba ay weli ka mid yihiin kuwii ugu saamaynta badnaa ee taariikhda sawir-qaadista. 😢
Xigasho Farxaan xoosh

07/06/2026

Alle ha u naxaristo Shiikh Maxamed Rashad muxaadiradani waa 1998

Address

Bayern Munich 1, Bö

42431

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darmaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Darmaan:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share