Omar Oscar

Omar Oscar Video Creator & Vloger I am filmmaker, i make entertaiment around the world, please follow the page
(1)

ASC anooo saan ah 😂😂😂😂
03/12/2025

ASC anooo saan ah 😂😂😂😂

Ex Xildhibaan MUNA KAY. mid kamid ah hablihii ugu quruxda badned Barlaamankii 9aad ? Qofkii Xasuusta legend waaye’ Farii...
03/12/2025

Ex Xildhibaan MUNA KAY. mid kamid ah hablihii ugu quruxda badned Barlaamankii 9aad ?

Qofkii Xasuusta legend waaye’ Fariin noo reeb

03/12/2025
Deg Deg❗️ ugu dambeen waa laqabtay Macalin isku sheegii soo adeeg sadeen Shayaadhinta qarson’ kuwaasi oo juhdi iyo dadaa...
02/12/2025

Deg Deg❗️ ugu dambeen waa laqabtay Macalin isku sheegii soo adeeg sadeen Shayaadhinta qarson’ kuwaasi oo juhdi iyo dadaal ugu jira sidii umada soomaliyed unacsiiyan Diintooda iyo dhaqankooda’ Horey ayaan idinku sheegay in dhanka Diinta iyo Dhaqanka weerar nalagu soo qaaday ayagoo adeegsanaaya Kuwa caanka ah iyo kuwa kle oo qarson. Please Ila fahma Waxaan kahadlaayo

02/12/2025

De Deg Waxaa lahelay Muuqal cadeeneysa kareemkii sunta ahaa ee WAA GARIIREY loomariyay NAXDIN❗️

02/12/2025
Qoraalkan waxaa qortay hooyadan somaliyeed  o lagu magacaabo Maariya Cabdi Ibraahim oo wiilkeeda ay h**e uga qaadatay da...
01/12/2025

Qoraalkan waxaa qortay hooyadan somaliyeed o lagu magacaabo Maariya Cabdi Ibraahim oo wiilkeeda ay h**e uga qaadatay dawladda Norway.

Waxayna tiri " Waad dheeraatay, waad qurux badnaatay, waana kuugu xiisay aad iyo aad walaahi ❤️
Waxaa la yaab leh in canug aan anigu dhalay uu maanta waddooyinka socdo, aniguna aanan awood u lahayn inaan la hadlo. Wiilkaygiiyow aad baad u weynaaday wlh.
Dhalashadaada ayaan kuugu hambalyeynayaa ❤️"

Ilaahay ha ku soo celiyo hooyadaa, wiilkeeda. 🤲❤️
VIA Cabdi Shakur

01/12/2025

Deg Deg: Bilaal bulshawi iyo Zaki Somali oo lacag kuqaaten iney Bahdilaan Madaxdii h**e AUN” Yaa kadambeeyo?

30/11/2025

Muxuu Ilaahey ii abuuray? Subxanalah Daaci Soomaliyed oo dood adag lagalay Haweeney soonaliyed oo bilaa diin ah!

Ma ogtahay dhibaatada ay bulshada reer muqdisho ku hayaan goobaha is qurxinta amba dhakhaatiirta is qurxintu Mase ka war...
30/11/2025

Ma ogtahay dhibaatada ay bulshada reer muqdisho ku hayaan goobaha is qurxinta amba dhakhaatiirta is qurxintu

Mase ka war qabtaa inta ay qof galaafteen
ee aanay wali bulshada reer muqdisho
qaar u dhintay iyo qaar sariir la.saaranba

Xamar dadkeeda maxaa dareenka ka qaaday 👁️halkan ka akhri dadka ay galaafteen dadka xamar ka furtay goobaha is qurxinta gaar ahaan dhakhaatiirta👇

Farxiya dayax way u dhimatay ala ha u naxariisto kadib markii lagu sameeyay qaliin la.leeyahay qaybo jifhkaaga ka mid ah ayaan hilib ka jaraynaa qaybo kalana waan kuu buuxinaynaa

Xayaad way liidataa kadib markii lagu muday dawooyinka kobciyaha

Gariiraaye sidoo kale sariir buu saaranyahay
Kadib markii lagu muday dawooyinka jidhka kobciya qaybo wajiga lagaga sameeyay iyo qaybo.la.leeyahay jlgacmaha ayaan jeex jeexa kaaga bi inaynaa

Cabdale buurane wixii gaadhay waan ogayn kadib markii lagu sameeyay qaliin la.leeyahay baruurta ayaan kaaga yaraynaynaa

Queen dooli iyadana qatar bay gashay kadib markii qaybo.jidhkeeda ka mid ah lagu muday dawooyinka kobciyaha waliba iyadoo lagu tijaabinayo

Dadkan qaybo ka mid ah way dhinteen sida farxiya i kale ala ha u naxariisto halka qayb kale ay tahay sariir yaal.

Ilaa hada ma arkin dawlad amba shacabkamuqdiasho oo kahadlaya dhibaatada goobaha is qurxintu ay bulshada ku hayaan” Wazaarada Caafimadka Shaqadiina qabsada fadlan

30/11/2025

Deg Deg: Alfanaan Cabdi dhaanto oo lagusoo eedeeyay kiiskii Garyaqaan oo kae’ Kudarso Team Derbi kabood ayuu kamid yahay Allah kabadbaadiyo

Adress

Kalmar

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Omar Oscar postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Omar Oscar:

Dela