Liban Mohamoud Iyow

  • Home
  • Liban Mohamoud Iyow

Liban Mohamoud Iyow News, insights, and analysis on Somali politics, Somalia’s future, and key events shaping the world.

02/12/2025
01/12/2025

Aan kuu taliyo, ii talin maysid,
Aan wadatashano, wadatashan meyno,
Ii tali walaal, kuu talin maayo,
Aan kala tashano, kala tashan maynee,
Tabtaasey inoo ahaaneysaa.

Allaha u naxariisto Saado Cali Warsame

 : Inkastoo ay DFS ku faanto doorashada Qof & Cod, haddana xogta rasmiga ah waxay muujinaysaa sawir gebi ahaan ka duwan ...
30/11/2025

: Inkastoo ay DFS ku faanto doorashada Qof & Cod, haddana xogta rasmiga ah waxay muujinaysaa sawir gebi ahaan ka duwan warkii ay dadku filayeen. Waxaa la diiwaangeliyey 923,220 qof, balse dadka si dhab ah uga qaybgalay ee qaata kaadhka codbixinta waa kaliya 13,240 oo qof, taasoo ah 1.4% oo keliya.

Waxaa muuqata in shacabka badankoodu aysan ku qanacsanayn ama aanay kalsooni ku qabin habka doorashada ee socda. In ka badan 98% dadka la diiwaangeliyey aysan qaadan kaarka codbixinta, waxay u direysaa fariin cad:

Waxaa muuqda niyad jab iyo kalsooni darro ku saabsan hannaanka siyaasadeed.

Waxaa jira dareen ah in aanay jirin tartan dhab ah iyo daahfurnaan

Ilaa iyo inta shacabka aan loo helin kalsooni, hufnaan iyo tartan siyaasadeed oo dhab ah, tirooyinka diiwaangelinta Xooga iyo qorayga lagu sameeyay ma noqon doonaan wax ka badan loox mana ahan mid daboolaya xaqiiqada dhabta ah ee niyadjabka shacabka

30/11/2025

Xarunta wasaaradda Deegaanka & isbadelka cimilada Galmudug.

30/11/2025

Garowe oo Unukaa leh laga soo sheegayo

Mudane Madaxweyne, Ahmed Abdi Kaarie Shaqada culus ee ay shacabka reer Galmudug kuu idmadeen waxaad u gudatay si hufan, ...
30/11/2025

Mudane Madaxweyne, Ahmed Abdi Kaarie

Shaqada culus ee ay shacabka reer Galmudug kuu idmadeen waxaad u gudatay si hufan, masuuliyad leh, oo ka tarjumaysa dhab u adeegista bulshada. Hoggaamintaada ayaa Galmudug gaarsiisay heer ka sareeya kii h**e, adigoo xoogga saaray nabadda, dib u heshiisiinta, adeegyada bulshada, iyo xoojinta hay’adaha dawliga ah.

Waxqabadkaaga joogtada ah iyo go’aan-qaadashada geesinimada leh waxay dadka reer Galmudug ku abuurtay kalsooni iyo rajo mustaqbal wanaagsan. Dadka iyo deegaanka ayaa ka marag kacay dadaalkaaga lagu hormarinayo maamul wanaagga, amniga, iyo mashaariicda horumarineed ee ka socota guud ahaan Galmudug.

Waxaad noqotay hoggaamiye mideeya bulshada, dhiirrigeliya wada-jirka, una istaaga ilaalinta danaha Galmudug waqtiga adag iyo waqtiga fududba. Shacabka deegaanka oo dhan waxay ku muujinayaan mahadnaq, taageero iyo qadarin gaar ah, iyagoo garawsan horumarka muuqda ee aad hormuudka ka tahay.

Galmudug maanta waxay ka taagan tahay meel ka wanaagsan tii shalay, waana natiijada dadaalkaaga iyo hoggaamintaada mas’uuliyad leh.

30/11/2025

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qayb galay munaasabad Dowladda Galmudug kula wareegtay xarunta cusub ee Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobey, oo shaqadiisu socon doonto ilaa Oktoobar 2026. Munaasabadda waxaa goob joog ka ahaa Wakiilka QM ee Soomaaliya, James Swan.

CHELSEA VS ARSENAL 👀🍿 Kulan adag ayaa galabta dhex mari doona kooxaha Chelsea iyo Arsenal.
30/11/2025

CHELSEA VS ARSENAL 👀🍿

Kulan adag ayaa galabta dhex mari doona kooxaha Chelsea iyo Arsenal.

Madasha Mucaaradka Samatabixinta iyo maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa la filayaa in ay maalmaha soo socda ku kulma...
30/11/2025

Madasha Mucaaradka Samatabixinta iyo maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa la filayaa in ay maalmaha soo socda ku kulmaan magaalada Kismaayo.

Dhanka kale, magaalada Muqdisho waxaa xalay ka furmay wejigii labaad ee shirarkii xiriirka ahaa ee Madasha Samatabixinta. Kulankan waxaa diiradda lagu saaray diyaargarowga ajandayaasha ay madashu la tegi doonto shirka Kismaayo.

Caawa waxaa si gaar ah loogu falanqeynayaa model-ka doorashada 2026, kaas oo lagu wado in lagu soo bandhigo shirka Kismaayo ee dhici doona bartamaha bisha December. Natiijada iyo talo-soo-jeedinnada kasoo baxa waxaa loo gudbin doonaa beesha caalamka iyo bulshada Soomaaliyeed, si looga hortago xaalad hubanti la’aan ah oo ka dhalata arrimaha doorashooyinka dalka.

Musharixiinta JSP Ee Golaha Deegaanka DegmooyinkaG.Banaadir iyo Saami Qeybsiga Reeraha.Maxay kula tahay adiga?
29/11/2025

Musharixiinta JSP Ee Golaha Deegaanka Degmooyinka
G.Banaadir iyo Saami Qeybsiga Reeraha.

Maxay kula tahay adiga?

29/11/2025

Caanki Jigjiga oo bada Xamar tagay

Kaluun kaluun bay soo uraysaa 😂😂

Address


Telephone

+252618894711

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban Mohamoud Iyow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liban Mohamoud Iyow:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share