13/07/2026
,,Labadan nin o Ethiopian ah kanaso jeeda qoomiyada oromada aya baraha bulshada Ethiopia qabsaday,sacadihi udambeyay, labadan nin aya la baahiyay sawiradooda iyaga isku xidhan si bila naxarisa, waxa haysta koox magafe ah kuwaso kusugan gudaha liibaya, waxa la baahiyay muuqalo iyo sawiro ragan o isku xidhan ,oromada Ethiopia aya ka cadhootay,iyago abay uso ku dhalilaya inu barwaaqo ka shekaynayo an jirin isago dadkisi gaajada ka cararay sida udhibataysan yihin, dalka liibaya ah marinka ugu wayn ey maran dadka Afrikanka ah kuwaso isku miidamiya badwaynta si ay ugalan qaarad yurub hakaas oy nolol ka raadsadan inta ka bad baada, inkasto dariiqa ay marayan tahribayashu halis badanyay, hadana waxan la iska indho tiri karin bahiida shaqo la, aanta iyo saboolnidama ka jirta dalalkoda,...