Abdullahi Gacmo

Abdullahi Gacmo Waxaan Ahay Wariye Abdullahi Gacmo Nin Waqtigiisa Ku Yimid 0618460883

02/10/2025

Sokeeye Health Clinic – u Doono Daryeel & Daawo Tayo leh.

Kala Xiriir +252 61 5065588 | 612660303

FARMAJO NASIIB MA U HELI KARAA IN UU......................................Ma suuragal baa in Madaxweyne Maxamed Cabdulla...
30/09/2025

FARMAJO NASIIB MA U HELI KARAA IN UU..
....................................

Ma suuragal baa in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Mar kale ku guuleysto hoggaaminta dalka Soomaaliya.

28/09/2025

Xog Sirdoon: Guutada Ciidan ee ugu Halista Badan Bariga Dhexe”

JIR DILKA CAGO JUGLEYNTA & BAHDILKA MUWAADINIINTA HALKAN WAA DHAQAN.....................................Dalka aan Dadkii...
28/09/2025

JIR DILKA CAGO JUGLEYNTA & BAHDILKA MUWAADINIINTA HALKAN WAA DHAQAN.....................................

Dalka aan Dadkiisa u Arkin Muwaadiniin Qiimo leh.

Dal ay Ciidamadiisu Sharciga Jeebka Ku Sitaan.

Cod Kaaga Yaad Siin Lahyd Hadii Doorasho Qof & Cod Ah Dalku aado.FARMAAJO VS XASAN
28/09/2025

Cod Kaaga Yaad Siin Lahyd Hadii Doorasho Qof & Cod Ah Dalku aado.

FARMAAJO VS XASAN

WAA TAN SABABTA SHARIIF KA DHIGEYSA MADAXWEYNAHA SOO SOCDA.......................................Madaxweyne Shariif Shei...
27/09/2025

WAA TAN SABABTA SHARIIF KA DHIGEYSA MADAXWEYNAHA SOO SOCDA.......................................

Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed oo h**ey u soo noqday hoggaamiyaha dalka (2009–2012) waxa uu leeyahay astaamo iyo aragtiyo siyaasadeed oo dad badan ku qasbi kara in mar kale loo doorto. Saddex arrimood oo muhiim ah ayaa sababi kara in dib loogu doorto:

---

1. Khibradda Hoggaamineed ee H**e

Shariif Sheikh Axmed waxa uu h**e u soo noqday Madaxweyne Soomaaliya, isagoo ka soo saaray dalka marxalad adag oo dagaal sokeeye iyo kala fogaansho siyaasadeed. Khibraddiisa h**e ee xallinta khilaafaadka iyo dejinta nidaamka dowladnimo ayaa dad badan u arkaan mid lagu aamini karo mar kale.

2. Sumcadda Wada-tashiga iyo Isku-keenidda Bulshada

Shariif waxa uu caan ku yahay inuu yahay siyaasi dhexdhexaad ah oo isku daya inuu isku keeno dhinacyada siyaasadda, qabiilka Soomalida iyo bulshada kala aragtida ah Tani waxay ka dhigeysaa musharax ku habboon xilliyada dalku u baahan yahay mideyn iyo wadahadal.

3. Taageerada iyo Xiriirka uu ku Leeyahay Gudaha iyo Dibadda

Madaxweynihii h**e waxa uu weli leeyahay taageero gudaha dalka ah, gaar ahaan bulshada rayidka iyo ururrada siyaasadeed ee cusub. Sidoo kale, xiriirkiisa caalamiga ah iyo khibraddiisa diblomaasiyadeed ayaa ah sabab kale oo uu taageero uga heli karo dalalka dariska iyo beesha caalamka, taas oo gacan ka geysan karta dib u doorashadiisa.

XASAN SHEIKH Xiligii uu Mucaaradka Ahaa Wuxuu Ninka Ugu Badan Ee Abaabula Banaan Baxyada.Barri Hadii uu Ka Horyimaado Di...
26/09/2025

XASAN SHEIKH Xiligii uu Mucaaradka Ahaa Wuxuu Ninka Ugu Badan Ee Abaabula Banaan Baxyada.

Barri Hadii uu Ka Horyimaado Dibadda Baxyada Ay ku Baaqeen" Xubnaha Madasha Samatabixinta Maxay Ka Dhigan Tahay.?

DEG DEG- Farmaajo Wixii uu ka Digay oo Ka Socda Muqdisho & Dowlada Xasan Sheikh oo Ciidamo Awood leh u Diyaarisay Ka Hor...
26/09/2025

DEG DEG- Farmaajo Wixii uu ka Digay oo Ka Socda Muqdisho & Dowlada Xasan Sheikh oo Ciidamo Awood leh u Diyaarisay Ka Hortaga Banaan baxayda Barri.

Maxaa la Gudboon BULSHADA Caasimada?

Farmaajo Dalkii uu Dhisay Malaga Yaabaa In uu Dumiyo Xasan Sheikh?
26/09/2025

Farmaajo Dalkii uu Dhisay Malaga Yaabaa In uu Dumiyo Xasan Sheikh?

25/09/2025

Cunug u Naafoobay Dhacdo NAXDIN leh oo Ka dhacday Isbtaalka Kalkaal SUBXANALAAH..

24/09/2025

DEG DEG: Farmaajo oo Dagaalka Ku Biiray & Ciidamadiisa oo Heegan Buuxa Galay Xogta Amarka......

24/09/2025

DEG DEG: Odaygii lagu jir Dilay Xafada Siinaay oo Xaalad Caafimad Wajahaya.......

Adress

Stockholm

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Abdullahi Gacmo postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela