21/06/2025
SHEEKO Q
Naag baa maalin talefone ka ninkeeda furtay waxeyna ku aragtay sheeko jaceyl oo gabar dhex martay facebook ga
Weey fakartay kadibna go'aan waxeey qaadatay in ay message yada iya sawirada ay isdhaafsadeen copy gareeysato kadibna acc nin ah oo facebook ayeey sameeysatay waxeyna ku darsatay nin keedii wuuna aqbalay
Iyadoo is bareeyso beey ku tiri Asalamu Caletkum magaceygu waa Shekh Xujo Abu Xakaar ahna Amiir katirsan xarakada Al arsinal waxaana ahay gabadha aad shukaansato nin ka qabo waxeyna u dirtay sheekadii dhhex martay iyo sawiradii
Hadii aadan joojin xiriirkan foosha xun ee aad xaaskeyga la leedahay waan ku aqaanaa, waxaa lagu yiraa hebel hebel, waxaad ka shaqeeysaa dukaan hebel oo bakaaro ku yaal, waxaana kuu joogo 3 caruur ah magac yadoodana waa hebel iyo hebel, inta badan waqtiyadaada waxaad ku qaadataa meel hebel, waqtiyadaada shaqada iyo meel walbo aad martana waan aqaanaa, hadii aadan si deg deg ah u joojin xiriirka naagtan waan ku qalayaa waana kuu digay
Xaaskii oo aanan ka fogeyn markuu nin keedu fariintan aqrinaayay baa aragtay nin kii oo ashahaadanaayo waxeyna weeydiisay waxa ku dhacay Suuye sheekh baa aakhiro iyo malakulmawt Ka sheekeeynaya Iyo fb khasaarihiisa
Nin kii isla saacadiiba Facebook acc, Whats app iyo kuli accountsyadiisii oo dhan wuu xiray waaba na dhex fadhiyaan kuye macaa talefone kii smart-phone ka ahaa wuu iibiyay naagtisana waxuu ka codsaday iney mar walbo salaada xili h**e u kiciso. ilaa iyo hada masaajidka ayuu ku xiran yahay smart phone qad laga galana malahan 😂😂😂😂