Mr ciro

Mr ciro warbixino

si sax ah u sheeg caaga dahaas waxa ku jira waxa lagu qaban rabo iyo labada geed ee caagadaha kor saaran magacooda 🤔
30/05/2025

si sax ah u sheeg caaga dahaas waxa ku jira waxa lagu qaban rabo iyo labada geed ee caagadaha kor saaran magacooda 🤔

Maantay Halkii Kiilo oo Hilib Ah Waxuu Marayaa Ama Udhawyahey 20$ Meelo ka mid ah Adunka, Sidoo kalana Halka liter ee Ca...
29/05/2025

Maantay Halkii Kiilo oo Hilib Ah Waxuu Marayaa Ama Udhawyahey 20$ Meelo ka mid ah Adunka, Sidoo kalana Halka liter ee Caanaha ah Meelaha Qaarkooda 3 ilaa 4$ Dolar ayuu Sii Caga gacgeynayaa, Ee Dowlada Somaaliya iyo Maamulada Somalida Dadka Xoolaha haloo badbaadiyo oo Hala Joojiyo Xoolaha Nool ee ladhoofinaayo Sinabaad Guur dhanka Xoolaha ah Noogu dhicin, Sidoo kalana Dadka Reer Miyigaa Hala maal galiyo oo Ceelal Biyood Faro Badan Haloo Qodo oo Soolar ka kushaqeeya Si Canshuur Wacan dhanka Dhoofinta Hilibka iyo Caanaha ugasoo Xarooto, Dalalka Dunida Midkastaaba Wixii ilaahey ku maneystay ey Maalgashtaan.
Dhul Ninkii Nooleeya Waxuu la mid yahey Asagoo Dadkoo idil Nooleeyay.

29/05/2025

Caruuskii ugu shidnaay hampalyo Hampalyo 2025

27/05/2025

Sheekadii maska iyo roobka,,

26/05/2025

Dadku faqiir weye Dalku tajir weye Jalle

25/05/2025

Askari Xanaaq Dartiis u dilay Labo Qof, Labo kalana dhaawacay - Abdifatah Akhyaar

25/05/2025

Jaamacadda waxa uu ka baxay 2013. Waxa uu biilka u diri jiray walaalkiisa ka yar oo jaamacad dibadda ah ku maqnaa ka hor inta aanu sannadkii h**e soo dhammaysan. Waxa kale oo sannadkan qalinjabinaysa gabadh ay walaalo yihiin oo uu bilow ilaa dhammaad qarashka jaamacadda ka dhiibayay. Sannad kaddibna waxa jaamacad bilaabaysa gabadhiisa curad oo hal sano dugsiga sare uga hadhay.

Waa nin dhalinyar ah oo timaha ii xiiray intii uu hawsha ii wadayna xoogaa is waraysanay. Ninkaas baa laandheerenimo sheegan kara.

Abuur Farshaxan Ah 😂😂Wali horay mau_Aragtay
25/05/2025

Abuur Farshaxan Ah 😂😂
Wali horay mau_Aragtay

Sawirkan wuxuu na barayaa cashar muhiim ah: Ha noqon qof la wado, noqo qof fakar leh. Maskaxdaada adeegsado, su’aalo wey...
24/05/2025

Sawirkan wuxuu na barayaa cashar muhiim ah: Ha noqon qof la wado, noqo qof fakar leh. Maskaxdaada adeegsado, su’aalo weydii, waxa ka shakiso, raadso xaqiiqada — waayo haddii aad khalad raacdo adigoon baarin, khasaaruhu adiga ayuu kugu imaanayaa.

Qofka aan fekerin, waa ku raacsan yahay qof kasta oo jiho u muujinaya — xitaa haddii jihadaas tahay halaag.”

Dooro si xikmad leh qofka aad la tashanayso,
Ma aha talo walba inay kugu hagto waddada saxda ah,Markaa si taxaddar leh u dooro qofka aad dhegeysanayso. Ama Latashaneyso

Sawirkan marka argate fikir noce darente adi?

23/05/2025

Tuulada Baarey 21.May 2025 Wali waxaa socda dadaalada lagu xeraayo Buqda ka baxday tuulada Baarey.

Adress

Stockholm

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Mr ciro postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Mr ciro:

Dela

Typ