Saar Media

Saar Media Kuso dhawo TV caalamiga aah ee SAAR-Media channel. kala soco warbahinta calaamka ee adiga oo jogo goobtada aad ku sugantahay.

Xasan Shiikh & Qoor Qoor ma col baa?Xasan Sheekh Maxamuud & Qoorqoor in ay col ahayn waxaa ku garanaysaa soo saaridii ma...
23/07/2024

Xasan Shiikh & Qoor Qoor ma col baa?

Xasan Sheekh Maxamuud & Qoorqoor in ay col ahayn waxaa ku garanaysaa soo saaridii maanta HOP #18 ee Bashiir Goobe uu ku noqday Xildhibaan.

Bashiir Goobe waxaa u fududeeyay in uu noqdo Xildhibaan waa Qoorqoor oo gadaal geliyay kursigii Senator-ka Mareexaan.

Mareexaanoow Xasan Sheekh iyo Qooqoor waa UL & DIIRKEED ee haku SIR-MINA beentooda.

GOLAHA AMNIGA QARANKA OO SOO SAARAY AWAAMIR KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKAMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
18/07/2024

GOLAHA AMNIGA QARANKA OO SOO SAARAY AWAAMIR KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Amniga Qaranka, maanta oo ay Taariikhdu tahay 18-ka Luulyo 2024.

Kulanka ayaa qodobaddii looga hadlay waxaa ka mid ah dhacdadii hubka sharci darada ahaa ee sida dhumaaleysiga ah lagu soo galiyey deegaanno ka mid ah Dowlad Goboleedka Galmudug.

Intii uu socday shirka, waxaa warbixinno laga dhageystay hay’adaha amniga iyo La-Taliyaha Amniga Qaranka oo soo bandhigay dhacdadan, iyadoo Goluhu uu isku raacay go’aamadan;

1. Goluhu wuxuu adkeeyay in Waaxda Kormeerka Hubka iyo Rasaasta (CMD) ee Xafiiska Amniga Qaranka oo horey ugu soo baxday (Digreeto Madaxweyne.142) ay sii waddo isla markaasna ay xoojiso korjoogteynta iyo la socodka maaraynta hubka iyo rasaasta.

2. Wasaaradda Amniga Gudaha waxaa la faray in ay soo gudbiso warbixin faahfaahsan iyo talooyin ku aaddan dhacdada hubka sharci darada ah ee dhuumaaleysiga lagu soo galiyey dalka, lagulana xisaabtamo cidda ka dambeysa, isla markaana laga hortago dhacdooyinka noocan ah inay dhacaan mustaqbalka.

3. Goluhu wuxuu isku raacay dhammeystirka siyaasadda Qaran ee Iibka Hubka, degdegna loo horgeeyo Golaha Wasiirrada.

4. Goluhu wuxuu sidoo kale isku raacay mamnuucidda iibinta iyo ka ganacsiga hubka.

5. Wasaaradda Caddaaladda iyo hay’adaha fulinta sharciga waxaa lagu adkeeyey in si degdeg ah maxkamad loo soo taago dhammaan dadka ku lugta leh hawshan sharci-darrada ah.

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in si adag loo hirgeliyo shuruucda Xakameynta Hubka iyo Rasaasta. Wuxuu adkeeyay in guusha laga gaaray qaadista cunaqabateynta hubka ay aasaas u tahay hirgelinta siyaasadda dowladda ee Xakameynta Hubka.

Kulanka waxaa ka soo qeybgalay R/Wasaaraha Xukumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre, R/wasaare Kuxigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Mudane Xassan Macalin Maxamuud, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), Wasiirka Gashaandhigga Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Maaliyadda Biixi Mudane Iimaan Cige, Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaa, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin, Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Sulub Axmed Firin, Taliyaha Ciidanka Asluubta Janaraal Mahad Cabdiraxmaan, La-Taliyaha Amniga Qaranka Mudane Xuseen Macalin iyo Agaasimaha Madaxtooyada JFS Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf.

DHAMAAD

Trading illegal weapons means it is a big social problem, especially in third countries such as somalia is one of them. ...
17/07/2024

Trading illegal weapons means it is a big social problem, especially in third countries such as somalia is one of them. as we have seen or reported about yesterday has found a finished container containing modern weapons that are not allowed in certain borders of conflict ravaged countries. We have received enough information and data collection to make a final analysis based on the factors that make this happen within the next few days that have passed.

sending weapons to Somalia's borders without permission means, above all, a big mistake and poor handling in accordance with international laws and regulations.

the report that has collected within the framework of human security and weapons treatment that has been crossed between Ethiopia and Somalia border is as follows:

”The weapons came from the Ethiopian side of Aboudwak, but officials in Ethiopia say another theory is that the weapons came from the side, Ethiopia came between them”

The residents of Abudwak took over the vehicle by force when they suspected the vehicle and told them it was a communication antenna equipment belonging to NISA.

The National Intelligence and Security Agency (NISA) (Somali: Hay'ada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (وكالة المخابرات والأمن الوطنية) )(HSNQ)) is the national intelligence agency of the Federal Republic of Somalia.

The report has been received in various ways, but trusted sources confirmed that the residents of the nearby city of Abudwak have received sufficient information regarding the fact that a mass of equipment within the military area has been transport through Abud wak into Galkacyo.

this illegal equipment would be forwarded to a nearby town within galmudug state. Nisa has been tasked by the federal government to protect this equipment to where it needs to go. But unfortunately the inhabitants of the city of Abud wak, were able to stop these legal transports and had to fight with Nisa to stop this in advance. After a long war a
between they managed to stop the equipment.

the following equipment has been found as poison:

The two trucks were loaded with weapons. And the people in Abudwaq (some of whom received weapons) told us in large numbers:

- DshK modell: 150 to 200 pieces
- BKM: 500 pieces
- Sniper (M16 Sniper): 200 to 260 rounds
- AK-47: 2 200
- Pistols of the type with " silencer: 800 rounds
- BM ammunition
- Light machine gun fire
The information we received from Ethiopia and Galmudug confirms that these weapons are listed and bought by two businessmen in the name of Somalia:

More info,
1- Abdinasir Ali Adoon, a businessman who is a relative of President Hassan Sheikh. And he is the man who financed the May 2022 presidential election campaign.

2- Liban Ahmed Hassan (Liban Shuluq) who is the Deputy Commander of President Hassan Sheikh in terms of military operations in Galmudug. Liban is also a candidate for president of administration.

More info,
In December 2023, the Security Council partially eased the arms embargo on the government (that of Al-Shabaab is still on). The condition for the lifting of sanctions was that the government should have an opportunity to fight Al-Shabaab and obtain small arms. The incident of bringing such weapons into the country has clearly violated the arms embargo easing agreement that prohibits the importation of illegal weapons into the country and the use of them by civilians.

Source:
Saar media

  Qardho Oo Maanta Roobkii Guga oo Somalia cuurtay
03/05/2024

Qardho Oo Maanta Roobkii Guga oo Somalia cuurtay

Xaadafa Parklands waxaa ladhagaxdhigay Dhismaha Guriga Future Apartment oo ay dhisayso Shirikada Bold Trust oo ay leeyih...
29/04/2024

Xaadafa Parklands waxaa ladhagaxdhigay Dhismaha Guriga Future Apartment oo ay dhisayso Shirikada Bold Trust oo ay leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed. Guryahan ayaa lagu dhamamaystirayaa mudo 24 bilood ah.

28/04/2024

Deg deg: dagal xoogan uu dhaxeyo besha marexan sade iyo besha diiireed aya ka socdo gobolka galgaduud qasatan xawaaxiga galbedka waaqoyiga bari. Dagalka wuxu kan bilowday ceel goobta ku yallo tuloyinka lagu dagalamayo.

Xoogta waxay sheegeysa inaay besha diireed laga dilay 9 qof dhanka kaletana oo qasaraya yahay 2 qof.

Wixi so kordha intas an isla socono.

Saar media xaqiiqada ugu imow iyo war sugan.

Adress

Stockholm
Stockholm

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Saar Media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Saar Media:

Dela