Hirasho TV

Hirasho TV Hel tabinta Wararka gudaha iyo dibedda si joogta ah
(1)

17/01/2026

Shacabka Muqdisho oo guul weyn ku tilmaamay in Madaxweyne Xasan Sheekh tago Laascaanood.

17/01/2026

DEG DEG: Dhacdo Xanuun badan tiro dhalinyaro ah iyo doonidii ay wateen Oo lagu la yahay Xeebta Curubo Ee magaalada muqdisho.

17/01/2026

Doorashadii madaxweynaha ee ka dhacday Uganda oo muujinaysa 70% inuu ku hoggaaminayo Yoweri Museveni, halka xabsiga loo taxaabay Bobi Wine oo la tar tamaayay Museveni.

17/01/2026

DAGAAL: Ma dhab baa in gobalka Awdal aado marxalad dagaal,kadib tallaabiiyinka dowladda iyo wadamada taagersan.

17/01/2026

Dani hadii uu maqan yahay wax uu la maqan yahay ma jirto” Wasiir Cali Xoosh.

17/01/2026

Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo Laascaanood tagay.

17/01/2026

Wafdi sare oo katirsan dowladaha culayska saaraya Somaliland oo gaaray Laascaanood.

16/01/2026

Deg Deg:-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweyey Magaalada Laascaanood.

16/01/2026

Mw Laftagareen oo Diiday Ka Qeyb galka Calemasarka Firdhiye

16/01/2026

"Dalkeena balaayo ayaa gacmaha kula jirto, ciyaalkeena ayaa la fasahaadinayaa, Fahad wuxuu booska ku ciriirinayaa rag badan"

Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale Gudoomiyihii h**e ee gobolka Banaadir .

15/01/2026

"Waxaa sharaf weyn ii ah in uu caawa munaasabada fadhiyo wadaadkii Diinta isoo baray” Cabdikariin Xuseen Guuleed.

15/01/2026

"Fahad dadkii shaqa la'aanta ka dhigay waa mahadsan yihiin, anigane waa ka mid ahaay dadkii shaqo la'aanta ka dhigay” Cabdiraxmaan Ceynte.

Adress

Västerås

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Hirasho TV postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela