Dugsiga Hoose Dhaxe ee Balli higis

Dugsiga Hoose Dhaxe ee Balli higis Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Hoose Dhaxe ee Balli higis, Video Creator, Adado.

Qeybta labaad:  sawiro:  xiritaankii dugsiga sannad dugsi-yadeedka 2024-2025
05/06/2025

Qeybta labaad: sawiro: xiritaankii dugsiga sannad dugsi-yadeedka 2024-2025

Arbaco: 4/6/2025Xiritaanka sannad dugsi-yadeedka 24/25Shalay waxaa si rasmi ah noogu soo gabagaboobay imtixaankii sannad...
04/06/2025

Arbaco: 4/6/2025

Xiritaanka sannad dugsi-yadeedka 24/25
Shalay waxaa si rasmi ah noogu soo gabagaboobay imtixaankii sannad-dugsiyeedka ee Balli-higis Primary School.
Xiritaanka imtixaanka waxaa si sharaf leh uga soo qayb galay waalidiin, macallimiin, maamulayaal iyo dad kale oo door muuqda ka qaatay horumarka iyo horusocodka dugsiga.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan cid kasta oo garab istaagtay ardayda intii uu socday sanad-dugsiyeedku.
Hambalyo ardayda dadaalka badan!
Guul iyo baraare ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda – mustaqbalkiinnana ha iftiimo!



--

08/09/2024

Qeyb kamid ah hadal jeedintii madaxdii kasoo qayb gashay xafalada furitanka iskuulķa

08/09/2024
Sawiro: Qeybta Koowad waxaa si nabad ah kusoo gaban gaboobay imtixaamkii naqliga Ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 waana i...
15/06/2024

Sawiro: Qeybta Koowad waxaa si nabad ah kusoo gaban gaboobay imtixaamkii naqliga Ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 waana imtixaamkii ugu horeeyay ee ardada dugsigu u fadhiistaan tan iyo markii bulshada deegaanka iyo maamulka dagmada cadaado qaab isku tashi bulsho ah looga hir-galiyay iskuulkan deegaanka balli-higis waxaana imtixaamka u fadhiistay ku dhawaad 60arday oo isku jira wiilal iyo Gabdho waxaana imtixaamka soo-xiray maamulaha dugsiga Dayax Primary and Secondary school oo kaalin muhiima ka qaatay in deegaanka yeesho goob waxbarasho

Diyaar garow wanaagsan dhammaan ardeyda fasalka 8aad ee deeganada galmudug
25/04/2024

Diyaar garow wanaagsan dhammaan ardeyda fasalka 8aad ee deeganada galmudug

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug waxay Sanadkii 6aad qaadi doontaa Imtixaan mideysan oo fasalka 8aad ah si loo tayeeyo loona mideeyo waxbarashada Dhammaan Dugsiyada Galmudug.

Sidaas daraadeed waxaa lafarayaa Dhammaan Dugsiyada in ay u diyaar garoobaan ardeydana lagu wargaliyo in imtixaankaas si isku mid ah loogu fariisan doono dhammaan Dugsiyada Galmudug anagoo shaacin doonna xarumaha lagu galidoono imtixaanka.

Imtixaanka Fasalka 8aad ee Dowladda Galmudug waxa uu bilaaban doonaa 08/06/2024 waxa uuna dhammaan doonaa 11/06/2024.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug waxay faraysaa dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada ee ku sugan degmooyinka in ay gaarsiiyaan farrintan Dugsi kasta iyo Arday kasta oo ay qusayso warqaddan si loo billaabo hannanka u diyaargarowga imtixaanka.

24/01/2024

Kani waa Bogga rasmiga ah ee Dugsiga Hoose Dhaxe ee Balli higis

24/01/2024

KANI waa bogga rasmiga ah ee Dugsiga Hoose Dhaxe ee Balli higis

Address

Adado

Telephone

+252613738078

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose Dhaxe ee Balli higis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category