Codka gobolada dhexe

Codka gobolada dhexe Community Radio in Somalia

15/04/2026

Cadaado

07/02/2026

Abaaraha iyo

06/02/2026

Dhaantada ee ah.

  waxaa la Bafinayaa Sahro Sharif Maxamed oo   kana tagtay Cadaado  Xaafada  Waabari  gaar ahaan Xarun Qur'aansaar oo ku...
04/02/2026

waxaa la Bafinayaa Sahro Sharif Maxamed oo kana tagtay Cadaado Xaafada Waabari gaar ahaan Xarun Qur'aansaar oo ku taala Dhanka waqooyi ee Radio Codka Gobolada dhexe oo Quraan laga Saarayay.

Sahro waxa ay tagtay Maanta Lix saac oo Ehelkeeda ugu Danbeeysay war lagama hayo fadlan Cidii Aragta waxaa laga Codsanayaa in ay kusoo Hagaajiyaan Numbaradaan 0615222044 ama 0615079595

28/01/2026

iyo Hidaha Dhawr.

Mamo Xawo Abtidon Kadiye

28/01/2026

Goob Taarikhi ah.

14/01/2026

iyo Wayeel Jiidaalku ku Dheeraaday ayaa maanta lagu Dhibateeyay Deegaan hoostaga Balicad.

13/01/2026

Baadiye

13/01/2026

Puntiland iyo Jubaland oo la Saftay Imaraadka kadib Cayrintii Dowlada Soomaaliya.

12/01/2026

Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusamarreeb ka daahfuray qorshaha Isbeddelka Dowladda Galmudug 2026-2030.

oo ay soo diyaarisay wasaaradda qorsheynta ayuu madaxweynuhu ku bodaadiyay khubaradii ka qayb qaadatay, isagoo kula dardaarmay hay’adaha kala duwan ee Dowladda iyo qaybaha bulshada iney ka shaqeeyaan sidii qorshahaan uu u noqon lahaa mid mira dhal ah si loo xaqiijiyo himillada shacabka Galmdudug.

10/01/2026

Waxaa Sii Daciifaya Kooxda Imataadku Taageero waxaana Soobaxa Muuqaalo Ka Tujumaya ayagoo Goobaha Qaar ka Baxsanaya Rsf..@

10/01/2026

reer Burco ah oo Diiday Gabi ahaanba magaca Soomaaliland ku Sheegay.

Address

Adado

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka gobolada dhexe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Codka gobolada dhexe:

Share