Badhan News

Badhan News war iyo waano

01/08/2026

Qaaqlayaasha Hargaysa laga keenay ayaa sidan u hadlayaan iyaga oo jooga Garowe.
Waa maseyrka Deni ka qaaday in reer Waqooyi Bari tala yeesheen oo han leeyihiin.

01/08/2026

Xasan Sheekh Waa ka badheedhay YH laakin qolyaha jecel ee madaxnimo Soomaaliyeed raba ha la iska jiro.

01/08/2026

Isr!!L waa shar!!

01/08/2026

MD Xasan “Isr!*L Waa fidnada aduunka, Nasiib Waxaan ku laheyn Fidnadaas Waan ka fogeyn, lakiin qolo ayaa noo keentay, Wax la aqbali karo ma aha, Cod dheer ayaan ku leenahay hanaga baxdo”.

Beebayaasha maanta Garowe lagu soo bandhigay waxa kale leh: Axmed karaash iyo Ganaraal Dhakuu Bayr.Waxa ay la mid yihiin...
01/08/2026

Beebayaasha maanta Garowe lagu soo bandhigay waxa kale leh: Axmed karaash iyo Ganaraal Dhakuu Bayr.

Waxa ay la mid yihiin Labada Badhan iyo Xingalool ee reer Sanaag.

01/08/2026

Faallo: Sanaag, Dhagaraha siyaasaded ee Puntland iyo Baraaruga Bulshada Xadeed ilaa Xeeb.

Jiilka cusub ee reer Sanaag ma aqbalayaan 30 sanno oo dambe oo lagu harowsado "idinka dhulkiina waa la isku haystaa", "d...
31/07/2026

Jiilka cusub ee reer Sanaag ma aqbalayaan 30 sanno oo dambe oo lagu harowsado "idinka dhulkiina waa la isku haystaa", "dhaqaalaha adduunku siiyo Soomaaliya helimaysaan" iyo "waatii wadada Ceeldaahir la idiin dhisee maxaa wax kale ku falaysaan", Cirro ayaan kala hadlaynaa hawlihiina".

War weyn ayaa ka soo socda

Maxay ka dhigan tahay in ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed soo gaadhaan gobolada Waqooyi Bari?1. Dowaldnimada oo soo fid...
31/07/2026

Maxay ka dhigan tahay in ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed soo gaadhaan gobolada Waqooyi Bari?
1. Dowaldnimada oo soo fiday.
2. Khatarta goonigoosadka oo laga hortagaayo.
3. Faragelinta shisheeyo oo laga hortaagayo.
Iyo waxyaalo kale oo badan
Waa guul.

31/07/2026

Degaanadii laga xusay Asaaska waqooyiBari oo loo mahad celiyey.

Madaxweynaha Dawladda Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa qaabilay saraakiil sare oo ka socota Ciidanka...
31/07/2026

Madaxweynaha Dawladda Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa qaabilay saraakiil sare oo ka socota Ciidanka Xoogga Dalka oo uu hoggaaminayo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo safar shaqo ku soo gaadhay magaalada Laascaanood.

Taliska Ciidanka Daraawiishta Waqooyi Bari oo kaashanaya Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku hawlan horumarinta, casriyeynta, iyo dardargelinta qorshaha dib-u-habaynta ciidamada difaaca.

Address

Badhan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badhan News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category