MOON MEDIA

MOON MEDIA BARTANI WAA BARTEENA RASMIGA AH EE AAN KULEENAHAY FACEBOOK || MOON-MEDIA ✔︎ ||

13/03/2025

"Dagaalka Hala joojiyo,Dawladda Puntland na waxaan leeyahay Hala soo kala gaarto"

Gudida Turxaan bixinta iyo Midaynta Beesha Maxamuud Harti oo Baaq ka diray Dagaalka Dooxada Dureeero.

10/06/2024
10/06/2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halka...
10/06/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo muddo saddex maalmood ah.

Madaxweynaha ayaa Inta uu ku sugan yahay Oslo, waxaa wadahadallo laba geesood ah la yeelan doonaa Ra'iisul Wasaaraha Norway si loo xoojiyo xiriirka istiraatijiyadeed ee labada dal. || MOON MEDIA

07/06/2024

Awalan - Wan Idin Salaanay 🤚
Dhamaan Inta Kuxiran Page Keena

Marka Xigta - Majiraa Dhacdo AadaN Ilawikarin Oo Kugu Dhacdayy Hada Kahor
Fadlan Noogu Reeb Ciwaanka Dhacdadaada Barta Faalada..

Hadii Ay Dhacda Daadu Noqoto Mid Xiiso Leh
Waxan Usoo gudbinaynaa Bulshada Somaliyed

MahadsanidiiN
MOON MEDIA

07/06/2024
06/06/2024
02/06/2024
31/05/2024

Madax Waynihii H**e Ee Somalia M.Mohamed Abdullahi FarMaajo Oo Kahadlay Dastuurka Dalka..

MOON MEDIA

27/05/2024

Qofwaliba Waa Meshuu Isdhigo
Xandulle

25/05/2024

Kajira In Somalidu Asalkoodu Ay Kasoo Jeedaan Carab
Sidookale Somalidu Mayihiin Isku
Xogtaasoo Dhamestiran Waxaa Nalawadaagay
Mukhtar Mohamud Adan

MEDIA

24/05/2024

Address

KOBCIYE-COMPANY. SO
Badhan

Telephone

+252907118202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MOON MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share