Xenfy advert

Xenfy advert Xenfy Advert
� Kobcinta xirfadaha digital-ka
� Marketing & Design
� Nala soo xiriir +252-614841234

Magacee ayaad utaqaanaa?Maxaase loo isticmaali jiray?
05/05/2026

Magacee ayaad utaqaanaa?
Maxaase loo isticmaali jiray?

🌙 may Special Offer 🌙Celebrate this  month with us and enjoy up to 50% OFF on all our services.Now is the perfect time t...
03/05/2026

🌙 may Special Offer 🌙
Celebrate this month with us and enjoy up to 50% OFF on all our services.
Now is the perfect time to grow your brand at a discounted price.
Limited time offer. Don’t miss out.

🔹 Our Services Include:
✅ 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 & 𝐋𝐨𝐠𝐨 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧
Creative and professional visual identities that clearly represent your brand.
✅𝐄𝐯𝐞𝐧𝐭 𝐁𝐫𝐚𝐧𝐝𝐢𝐧𝐠 & 𝐃𝐢𝐬𝐩𝐥𝐚𝐲
Complete branding solutions for events, exhibitions, banners, roll-ups, and displays.
✅ 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐏𝐫𝐨𝐝𝐮𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 & 𝐀𝐧𝐢𝐦𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
High-quality video production, motion graphics, and animations for marketing and awareness.
✅ 𝐖𝐞𝐛 & 𝐀𝐩𝐩 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭
Modern, responsive websites and applications tailored to your specific needs.
✅𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠 & 𝐒𝐭𝐫𝐚𝐭𝐞𝐠𝐲
Strategic digital campaigns designed to increase reach, engagement, and impact.
✅Digital photograpy &videos
Professional photographer solutions for both digital and physical branding materials.
🚀 𝐖𝐡𝐲 𝐂𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐔𝐬?
We combine creativity, strategy, and technology to deliver custom digital solutions that make your brand visible, effective, and impactful.
📌xenfy advert
Turning Ideas into Digital Realities
CONTACT US
📞 Phone: +252 61 4841234
📧 Email: [email protected]
🌐 Website: https://xenfy-spark-studio.lovable.app
📲 whatsapp:+252 614841234
📍 Headquarter Office: Baidoa, Somalia

Dhalinyarada Soomaaliyeedow, guushu ma aha nasiib ee waa dadaal, waxbarasho joogto ah, iyo hadaf cad ha luminina waqtigi...
02/05/2026

Dhalinyarada Soomaaliyeedow, guushu ma aha nasiib ee waa dadaal, waxbarasho joogto ah, iyo hadaf cad ha luminina waqtigiina, naftiinnana ku maalgeliya aqoon si aad u gaartaan mustaqbal ifaya.

jumco mubaarak
24/04/2026

jumco mubaarak

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗙𝗶𝘁𝗿𝗶𝗴𝗮 𝟭𝟰𝟰𝟳 Ciid mubarak Dhamaan Umada Somaliyeed Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadad...
19/03/2026

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗙𝗶𝘁𝗿𝗶𝗴𝗮 𝟭𝟰𝟰𝟳
Ciid mubarak Dhamaan Umada Somaliyeed

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadeena ,soonkeena , salaadeena ,
كل عام وأنتم بخير، وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
عيد فطر مبارك



Jimco Mubaarak & Tobankii dambe ee Ramadaan! .Ilaahay ha inagu waafajiyo fadliga Laylatul Qadriga, ducadana ha inaga aqb...
13/03/2026

Jimco Mubaarak & Tobankii dambe ee Ramadaan! .
Ilaahay ha inagu waafajiyo fadliga Laylatul Qadriga, ducadana ha inaga aqbalo. 🤲
ku dadaal seddax arimood
1. saliga nabiga scw
2. akhri suuratul kahfi
3. badi ducadda
Dheh 'Aamiin' haddii aad akhrisid qoraalkan. 👇

JIMCO MUBARAK 🌙Waa Jimcihii 3aad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.Ilaahay ha inaga yeelo kuwii loo dembi dhaafay, cibaada...
06/03/2026

JIMCO MUBARAK 🌙
Waa Jimcihii 3aad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwii loo dembi dhaafay, cibaadadoodana la aqbalay, uguna dambayn janada lagu abaal mariyo. 🤲



Waxaa dhamaadey 10-kii h**e ee soonka waa maalmihii Raxmada iyo dembi dhaafka Allow naga aqbal soonka,salaada iuo Ducadd...
27/02/2026

Waxaa dhamaadey
10-kii h**e ee soonka waa maalmihii Raxmada iyo dembi dhaafka
Allow naga aqbal soonka,salaada iuo Ducadda

Xenfy advert

Jumco Kariim dhammaan Muslimiinta 🤲🌙Maanta waa maalin kheyr, cafis iyo ducada oo la aqbalo.Allaha qalbiyadeenna ku xooji...
27/02/2026

Jumco Kariim dhammaan Muslimiinta 🤲🌙
Maanta waa maalin kheyr, cafis iyo ducada oo la aqbalo.

Allaha qalbiyadeenna ku xoojiyo iimaan, ku barakeeyo dadaalkeenna, kuna gaarsiiyo himilooyinkeena.

XENFY ADVERT waxay idiin rajaynaysaa horumar, guul iyo barwaaqo joogto ah.
Jumco barakeysan ✨
☪️🤲❤️
Maajid digital creative

🌙 Afur Wanaagsan!Marka ay qorraxdu dhacdo, ee la gaaro xilliga la sugayay, niyadaada ku qabo ducadan barakaysan:"ذهب الظ...
20/02/2026

🌙 Afur Wanaagsan!
Marka ay qorraxdu dhacdo, ee la gaaro xilliga la sugayay, niyadaada ku qabo ducadan barakaysan:
"ذهب الظمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله"
(Haraadkii wuu tegay, xididdadiina way qoyeen, ajarkuna wuu sugnaaday idanka Alle).


🌙 JIMCIHII UGU HOREEYEY EE RAMADAAN 🌙Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga maalmahan barakeysan.Jimcahan waa ...
20/02/2026

🌙 JIMCIHII UGU HOREEYEY EE
RAMADAAN 🌙
Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga maalmahan barakeysan.
Jimcahan waa xasuusin, toobad keen, iyo ka faa'ideysiga bisha barakeysan ee Ramadaan.
✨ Ka faa’iideyso:
Ducada iyo Istighfaarka
Akhrinta Qur’aanka Kariimka
Sadaqada iyo Samafalka
Is cafinta iyo isu naxariisashada
🤲 Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa'ideysta Ramadaan anagoo nabad qaba, caafimaad qaba, iimaan buuxana leh.
Jimco Wanaagsan Dhamaantiin!

Address

Baidoa
Baidoa
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xenfy advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xenfy advert:

Share