Maaskaro

Maaskaro Warar degdeg ah, dhacdooyin muhiim ah & xog sugan . La soco 24/7.

30/06/2025

WAR FARAXAD LEH: yahuuda dhaxooda ayay ka bilaabatay | iyaga islaynaya.

24/06/2025

IRAN oo qiyaano weyn loo gaystay 😨

22/06/2025

DEG-DEG Khaliijka oo lagu kala cararayo. goobaha bartimaameedka ah

   weerarada iran ayaa u muuqdo markale kuwo aan bartilmameed sax ah laheen taasoo guusha iran dib u dhigi karta
14/06/2025

weerarada iran ayaa u muuqdo markale kuwo aan bartilmameed sax ah laheen taasoo guusha iran dib u dhigi karta

  Qaraxyo culus oo ka dhashay gantaallada Iran , ayaa ka dhacay bartamaha magaalada labaad ee  Israa’iil ee Xayfa.
14/06/2025

Qaraxyo culus oo ka dhashay gantaallada Iran , ayaa ka dhacay bartamaha magaalada labaad ee Israa’iil ee Xayfa.

14/06/2025

Iran oo sheegtay in ay weerareyso Dimona Reactor—waa meesha hubka nukleerka Israel uuyaalo.

Waxaa sidaas sheegay telefishinka qaranka Iran.

14/06/2025

Jugta dhawaaq xoogan ayaa haatan laga maqlay magaalo xeebeedka Haifa halkaasoo gantaalada cusub lala beegsaday.

Wararka la xiriira weerarka caawo ayaana sheegayo in gantaalada Iran riday caawo ay ku beegsadeen magaalooyinka Haifa iyo Kiryot kuwaasoo dhaca waqooyiga dhulka Israel xooga ku heysato.

Gantaalada Iran ayaana haatan soo gaaray hawada Israel waxaana socdo dagaalka dhanka hawada ee u dhaxeeyo Nadaamka difaaca Israel iyo Gantaalada Iran.

14/06/2025

SACIID DANI: waa in puntland loga daysado siday isaga diiday mashaariicda DF ee la musuq masuqay

14/06/2025

Wararkii ugu dambeyay AS oo werar ku qaaday itoobiya. iran iyo israa,IL iyo mahad salaad......

dhawaan in la joojiyaa baasaboorka Taiwan ayay ku dhawaaqday dowladda Soomaaliya , iyadoo sheegtay inay difaacayso madax...
10/06/2025

dhawaan in la joojiyaa baasaboorka Taiwan ayay ku dhawaaqday dowladda Soomaaliya , iyadoo sheegtay inay difaacayso madax-bannaanida dalka iyo midnimadiisa. Go'aankaasi wuxuu u muuqday mid xambaarsan go,ano qaran iyo ad-adayg siyaasadeed. Balse maanta, isla dowladdii ayaa si lama filaan ah uga noqotay go,ankeedi ay horay u sheegtay inuu ahaa lama taabtaan…

Maraykanku wuxuu sheegay, dowladda Soomaaliyana way noqotay. xayiradii Baasaboorka taiwan safarkii loo diidayna in uu imaado somaliland hadda waa la oggolaaday. Waxaana dhacday arrin muujinaysa in dalku uusan u madax bannaaneyn go’aamadiisa,
Go'aankii lagu sheegay in difaacayay madax-bannaanida ayaa noqday hal bacaad lagu lisay. Waxaa su’aal la geliyay madax bannaanidii siyaasadeed ee ummaddu ay halgan ugu soo gashay. Taasi ma aha oo kaliya daciifnimo siyaasadeed – waa qaranimo eber ah.

CALI jayte: Dalka Soomaaliya hal Meel oo kaliye ayey Xabada ka socuta Waana meesha aniga iyo adigaba aan ka soo wada-jee...
09/06/2025

CALI jayte: Dalka Soomaaliya hal Meel oo kaliye ayey Xabada ka socuta Waana meesha aniga iyo adigaba aan ka soo wada-jeedno .

Madaxweynow Runta ayaa leysku sheegayaa Shirka Amniga iyo Hay’daha Amniga Reerkaas dagaalmayo Hal qof kuma lahan, Mana ahan wax la aqbali karo, Waxaan ubaanahay qof Nagu natalo goobaha Looga hadlayo masiir-ka Dalka.

Address

Balad Weyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maaskaro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share