Maxamed Qare F17

Maxamed Qare F17 Ha la baqin awoodaha
Lagu furo albaabbada
Xujadoodu adag tahay.

~Hadraawi~

11/12/2025

Saddex shaydaan baa noloshiisa xukuma!!

10/12/2025

Xaafadduu ka dhuumanayaa!!

07/12/2025

Salaada haddey tukato wacdaray dhigtay!!

05/12/2025

kalinimada!

Kiiskaan wali madmadow badan ayaa ku gadaaman waxyaabo badanina waxay u baahan yihiin in baaritaan qotodheer lagu sameey...
24/11/2025

Kiiskaan wali madmadow badan ayaa ku gadaaman waxyaabo badanina waxay u baahan yihiin in baaritaan qotodheer lagu sameeyo, waxaana muuqata in lagu dagdagay xukunka oo lagu saleeyay caadifad, laablakac iyo in la dajiyo shacabka caraysan, mudnaantii uu lahaana anan la siinin

23/11/2025

Qaayba siyaasaadda faryaro galin🤣😂😂

23/11/2025

Qadiyadda Soomaaliland si xushmad leh oo walaaltinimo leh u wajaha

22/11/2025

waad i waasheen jarbaad iga tuurteen!

20/11/2025

Gabadha yarta ah maxay ka jaraysay waa yaabe!

20/11/2025

Allow damiirka ha naga qaadin!

20/11/2025

Ha iga damqanina dhabarka!

20/11/2025

Diyaaradda Turkish waan joojiyay raaciddeeda

Address

Banaadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Qare F17 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share