Team kadhuu

Team kadhuu 👍kani waa bajeka rasmiga ah e team kaadhuu e kusoo biir
follw dhe💥saa ula socoto murtida io madadaalda abwaaniinta💯💯
(1)

04/06/2026

Cawa jiif majiro Hadana waxba salagle👀

Nabad laguu go nabad maaha Waa kaa hibkii kii lagu qal qal geliyay shacabka moqdisho  e qeye &jacfar👍
04/06/2026

Nabad laguu go nabad maaha Waa kaa hibkii kii lagu qal qal geliyay shacabka moqdisho e qeye &jacfar👍

RW h**e xasan ali qeyre o gacanta lagu soo dhigay isi ciidankiisii Maxaa x igu doono👀🙈
04/06/2026

RW h**e xasan ali qeyre o gacanta lagu soo dhigay isi ciidankiisii Maxaa x igu doono👀🙈

04/06/2026

“Dagaalku marka uu bilow yahay wuxuu la mid yahay gabar yar oo qurux badan; nin kasta oo guur-doon ah ayaa indhaha ku haya.

Laakiin marka uu muddo dheer socdo, wuxuu la mid noqdaa duq waayeel ah oo timo firdhan leh iyo ilko dhaardheer; nin kasta oo xitaa fiirin lahaa wuu ka cararaa.

Dalka dowlad ha yeesho ama hawaayo wax kale no more.”

04/06/2026

Balaayada yaabilaabay👀

03/06/2026

DEG DEG dagaal ayaa kasocdo guriga xasan qeyre Xaaalka save maaha

03/06/2026

Banaanbixi beri mabaaqday masa wa jiraa hanola kala cadeyo 😱

03/06/2026

Xaalada mugdisho cawa

02/06/2026

Xaalka hala qaboojiyo 🫤

25/05/2026

Waxaan arkaY aroos waa dhaafeen e Hanbalyo dr anab Cabdulahi & ing ibraahim

Address

Mogadisho Banaadir
Banaadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Team kadhuu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share