11/10/2025
Wax Bilaash ah majiraan.
Adab la'aan waa Natiijo la'aan.
Is aaminid la'aan waa Saaxiibo la'aan.
Dulqaad la'aan waa Fursad la'aan.
Qatar ubareerid la'aan waa Abaalmarin la'aan.
Daacadnimo daro waa Jaceyl la'aan.
Inta kale adinka ku dara.