Irran Media

Irran Media Kuxidhnoow Warbaahinta Iran Media Oo Kala Soco Halkan Warar & Warbixino 🎙

11/03/2026

Daawo Badmaaxe Somali Ah Oo Ku Gadoonsan Marinka Hormus & Markabkii Usaarna Oo Dirqi Ku Badbaaday & iran Oo Duqaaysayn Marakiibtii Kale Lasocday Iyaga👀

●Waa  Hogaanka  Aay Somalia  Ubaahantahay Inaay Hesho Madax Sidan oo Kale Ugu Shaqaaysa Oo Vllog  & igu Sawirta Ka Horma...
08/03/2026

●Waa Hogaanka Aay Somalia Ubaahantahay Inaay Hesho Madax Sidan oo Kale Ugu Shaqaaysa Oo Vllog & igu Sawirta
Ka Hormariya Danta Qaranka.

●Kani Waa Madaxwaayne Willam Rutu Oo Kujira Shaqadiisii Caadiga Ahaayd Xili Uu Ka Qaayb Gelayay Kulan Looga Arinsanayay.

● Roobab Xoogan Kaday Caasimadda Dalka Kenya Ee Nairobi Uu Keenay Fatahaado Iyo Dad Sababayna Qasaare Naf & Maalba Leh

●Koonfurta Kuuriya ayaa Lagu Wadaa Inuu Maanta  imaaraad Gaadhsiiyaan 30 Kamid ah nimaadyada difaaca ee Cheongung-II , s...
08/03/2026

●Koonfurta Kuuriya ayaa Lagu Wadaa Inuu Maanta imaaraad Gaadhsiiyaan 30 Kamid ah nimaadyada difaaca ee Cheongung-II , si ay uqabtaan gantaalada Eeran.

●Taas Oo Ku Tusinaysa In Gebi Ahaanba Aay Ku Hungoobeen Waddamada Carbeed Nidaamyadii Difaaca Ee Reer Galbeedku Dhaqaalaha Aadka U Faraha Badan Kaga. Iibinjireen.

Taliyaha Ciidanka XDS S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Kormeer shaqo ku tagay  Dugsiga tababarka Jeneraal Goordan ...
05/03/2026

Taliyaha Ciidanka XDS S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Kormeer shaqo ku tagay Dugsiga tababarka Jeneraal Goordan ay ku jiraan Ciidanka gaarka ah

Taliyaha ayaa ugu horayn Kormeeray Xafiisyada Xafiisyada Dugsiga tababarka isagoona mid mid u xog waraystay Saraakiisha Dugsiga.

ugu Dambayntii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa geesiyaasha Ciidanka gaarka kula dardaarmay in ay sii laba jibaaran shaqada ay Qaranka u hayaan ee ah Ka Difaacida Cadowga.

05/03/2026

Ciidanka ilaalada Kacaanka Eeran Ayaa Soo Bandhigay Hub Kayaabiyay Aduunka👀

●Hadii Aad Dib U Xasuusataan Musharax Kasta Oo Somalia Isu Sharaxa Xilka Madaxwaayne Waxaa Uu Qodobka 1Aad Ee Ololahiisa...
05/03/2026

●Hadii Aad Dib U Xasuusataan Musharax Kasta Oo Somalia Isu Sharaxa Xilka Madaxwaayne Waxaa Uu Qodobka 1Aad Ee Ololahiisa Kadhigtaa Dhamaystirka Dastuurka.

●Hada Madaxwaayne Hasan Sh Maxamuud Oo Teeram Kisii 2 Aad Qabtay Taladda Dalka Ayaa Shalay Oo Ahaayd 4/3/2026 Dhamaaystiray Dastuurkii.

●Marka Si Loo Eego Xasan Waa Saxanyahay Oo Waxii Uu U Dhaartay Ayuu Ka Dhabeeyay Lkn Waxaa Jira Qarkamid Ah Madaxdii H**e Ee Dalka oo Diidan Arintan Kana Horyimid.

●Hada Ogoow Laftirkoodu H**e Ayay Balantaas Oo Kale Uga Leen Marka Aay Sharaxanyihiina Waa Ku Ololeeyaan.

●Qodobka Meesha Yaal Ayaa Ah Ma Xasan Sh Baa Khaldan Mise Qolyaha Kale⁉️

04/03/2026

Farmaajo Oo Qol Kaga Jiray Muqdisho Mute Na Kagalay Beryihii Danbe Arimaha Siyaasada Ayaa Hada Helay Jaranjaro Uu Fuulo Oo Ah Qolyihii Airporka Ku Urursanaa

02/03/2026

Muqdisho Waa Nabad Xiligaas Ayaanu Dhex mushaaxayna Abu Dubia & Telviv Na Waa Holcayaan ilahow Nabad Noo Siyaadi Iyana Gubashada Usiyaadi Mnsha Allah

Gantaalka Fattah 2 & Diyaarada Shahiid Ee Dalka Eeran Waxaay Dhigeen Duruus Tariikhi Ah   Wax Aad Leedahay Wacana Cidna ...
02/03/2026

Gantaalka Fattah 2 & Diyaarada Shahiid Ee Dalka Eeran Waxaay Dhigeen Duruus Tariikhi Ah Wax Aad Leedahay Wacana Cidna Marti Uma Aha Maanta Gacantooda Ayaay Ku Ciil Baxeen

Waa Maalmo Aduun Dubia Oo Holcaysa & Muqdisho Oo Nabad Ah Mnsha Allah
02/03/2026

Waa Maalmo Aduun Dubia Oo Holcaysa & Muqdisho Oo Nabad Ah Mnsha Allah

  Waa Ciidanka ilaaladda Kacaanka Iran Oo Diyaarinaya  Hada Weerar  Xoogan Kaas Oo Socon Doona 72 Da Saacadood Ee Soo So...
01/03/2026

Waa Ciidanka ilaaladda Kacaanka Iran Oo Diyaarinaya Hada Weerar Xoogan Kaas Oo Socon Doona 72 Da Saacadood Ee Soo Socda Waxaayna Sheegeen In Hal.Dal oo Kuyaala Bariga Dhexe Uusan Badbaadin Duqaayn Intii H**e Ka Xoogbadan Gaaysan Doonaan

  Eeran Ayaa Hada Duqaayn Kuwadda Marakiibtii Dagaalka Maraaykanka Ee Yaalay Bada Carabta Aayna Ka Kacayeen Diyaaradaha ...
28/02/2026

Eeran Ayaa Hada Duqaayn Kuwadda Marakiibtii Dagaalka Maraaykanka Ee Yaalay Bada Carabta Aayna Ka Kacayeen Diyaaradaha Maraykanka Ee Eeraan Weeraray Irran Media👀

Address

Banaadir

Telephone

+252906881151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Irran Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Irran Media:

Share