Abdikafi Qoyste

Abdikafi Qoyste kala soco halkan wacyi galinta iyo waxyaabo ku anfaca in.allh

07/11/2024
💥CIID WANAAGSAN🗯
15/06/2024

💥CIID WANAAGSAN🗯

29/04/2024

Muqdisho

17/12/2023

Quruxdiisa Geel Dhalay 🐪❤️

11/12/2023
GAZA Caawa waxay u tahay Habeen Murugo Badan. 😭😭Israa'iil ayaa ku qaaday weeraar aad u culus Iftiinka aad arkaysaa waa h...
27/10/2023

GAZA Caawa waxay u tahay Habeen Murugo Badan. 😭😭

Israa'iil ayaa ku qaaday weeraar aad u culus Iftiinka aad arkaysaa waa holaca hubka lagu garaacayo magaalada oo la moodo in Cadceedu sii dhacayso 😭.

Waxa laga jaray Korontadii iyo Laydhkii.
Waxa lasoo warinayaa in 30 Gantaal ka badan caawa lagu garaacay Shacabka Falastiin oo aan Haysan Gabaad iyo Hoy ay kaga Gabadaan Weerarada.

ALLE ayaa u muqan Falastiin 🇵🇸

24/10/2023

DIB U CURASHADII QARANIMADA SOMALIA🇸🇴❤

Address

Banaadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikafi Qoyste posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikafi Qoyste:

Share