Hiigsi Forum.

Hiigsi Forum. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiigsi Forum., Mogadishu, Banadir.
(1)

Boggaan waxa uu gaar uyahay madasha hiigsi oo ah madal had iyo jeer utaagan toosinta iyo talo bixinta toggan ee Arimaha bulshada, Nabadeynta, Hoggaanka, Dib-uheshiisinta iyo Dowlad-dhiska Somalia.

Dhammaan xubnaha iyo gudoonka sare Ee Hiigsi Progress Forum ( Hiigsi Forum.) Oo ugu horeeyo xoghayaha guud ee Madasha Mu...
30/06/2025

Dhammaan xubnaha iyo gudoonka sare Ee Hiigsi Progress Forum ( Hiigsi Forum.) Oo ugu horeeyo xoghayaha guud ee Madasha Mudane Dr Ahmed Yasin saalax aay ugu hambalyeeynayaan dhammaan umadda soomaaliyeed 65-sano guuradii kasoo wareegtay 1-da luulyo.

Hambalyo Soomaali Weyn.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin udireynaa dhammaan ardayda soomaaliyeed Ee Dhameestay waxbarashada Dugsiga Sare. Guul ayaan...
20/06/2025

Waxaan hambalyo iyo bogaadin udireynaa dhammaan ardayda soomaaliyeed Ee Dhameestay waxbarashada Dugsiga Sare.

Guul ayaan idiin rajeyneynaaa I.a

Xoghayah Guud Ee Hiigsi Progress Forum ( Hiigsi Forum.) Mudane Dr Ahmed Yaasin Saalah ayaa ka qeyb galay bandhiga sheeko...
19/06/2025

Xoghayah Guud Ee Hiigsi Progress Forum ( Hiigsi Forum.) Mudane Dr Ahmed Yaasin Saalah ayaa ka qeyb galay bandhiga sheekooyinka hab-farshaxanka kaas oo lagu qabtay
Madxaf-ka qaranka soomaaliyeed.

Bandhigaan oo ahaa mid cajiib ah, loona soo qabanqaabiyay si heer saro ah ayaa kaso qeybgaleen hay'ado, ururada madax banaan iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

18/06/2025

QEYBTA 4-aad Dood wadaaga aay qabatay Hiigsi Progress Forum ( Hiigsi Forum. ) ayaa su'aalo iyo aragtiyo lisku dhaafsaday.

Gudoomiye ku xigeenka golaha dhallinyarada qaranka oo kaso qeybgalay dood wadaaga ayaa
ka hadlay xubin ka mid dadka naafada oo aay mushkilad ka qabsatay diiwaangalinta cod bixiyayaasha



.

17/06/2025

QEYBTA 3-aad Dood wadaaga Hiigsi Progress Forum (Hiigsi Forum. ) ayaa waxa su'alo lagu weeydiiyay ururada siyaasadeed ee madasha martida ku ahaa.



.

13/06/2025
13/06/2025

QEYBTA 2-aad Dood wadaaga aaynu ku qabanay muqdisho kaas oo looga hadlayay "DOORKA AXSAABTA DIIWAANGASHAN IYO HANAANKA DOORASHOOYINKA QOF IYO COD.

kulankaan dood wadaaga ah waxa kaso qeybgaleen, aqoonyahano, odayaal dhaqan, haweeen, dhallinyaro iyo qeybaha kala duwan
ee bulshada soomaaliyeed, Dalmar cadow oo ah aqoonyahana dhallinyara, kana mid ah naafada araga ayaa su'aal ku saabsan doorkooda siyaasadeed weeydiiyay axsaabta martida ku eheed masraxa dooda.

Abdisalam Abdullahi Mohamed ( Abdisalam shiine) Xoghayaha guud Ee Urur Siyaasadeed RAMAAS ayaa dalmar uga jawaabay su'aashuisa waxa uuna ubalan qaaday in aay garabsiinayaan, sharaxayaan, una ola oleyn doonaan.



13/06/2025

QEYBTA 1-aad Dood wadaag aaynu ku qabanay Muqdisho Kaas oo laga hadlayay " DOORKA AXSAABTA DIIWAANGASHAN IYO HANNAAKA DOORASHOOYINKA QOF IYOO COD.



.

11/06/2025

HORUDHAC: Dood wadaag aay Hiigsi Progress Forum (Hiigsi Forum.) Ku qabatay muqdisho kaas oo looga hadlayay "DOORKA AXSAABTA DIIWAANGASHAN IYO HANAANKA DOORASHOOYINKA QOF IYO COD.



.

10/06/2025

Muuqaal koobaan oo ku saabsan dood wadaagii Aaynu qabanay taas oo ciwaankeedu ahaa "DOORKA AXSAABTA DIIWAANGASHAN IYO HANAANKA DOORASHOOYINKA QOF IYO COD.

Doodaan ayaa lisku dhaafsaday afkaaro iyo aragtiyo kala duwan oo quseeyo arimaha doorashada iyo doorka axsaabta

Dhawaan halkaan kala soco dooda oo dhamwestiran mahadsanidin



.

SAWIRADA QEYBTA 3-aad Dood wadaaga aay soo agaasintay Hiigsi Progress Forum( Hiigsi Forum. ) kaas oo ka dhacay muqdishoA...
10/06/2025

SAWIRADA QEYBTA 3-aad Dood wadaaga aay soo agaasintay Hiigsi Progress Forum( Hiigsi Forum. ) kaas oo ka dhacay muqdisho

Aqoonyahanka, dhallinyarada iyo bulshada qeybahoda kala duwan iyo qaar ka mid ah hogggaan axsaabta diiwaangashan ayaa kulankaan ku gorfeeyay "DOORKA AXSAABTA DIIWAANGASHAN IYO HANAANKA DOORASHOOYINKA QOF IYO COD.



Haddii lagu dhaho inta uu hadda Marayo beteriga telfoonkaga ayaa jirtaa meeqo sano ayaa kusoo baxeyso !! Aniga 82 sano. ...
15/11/2023

Haddii lagu dhaho inta uu hadda Marayo beteriga telfoonkaga ayaa jirtaa meeqo sano ayaa kusoo baxeyso !! Aniga 82 sano. Adigana meeqo ? 😂😂

Address

Mogadishu
Banadir

Telephone

+252618945162

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi Forum. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiigsi Forum.:

Share