18/08/2026
Madasha Hiigsi Forum. Waxa aay hambalyo iyo bogaadin halkaan uga direysaa ustaad Cabdulqaadir Maxamed Xasan oo markii seddexaad loo doortay gudoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.
Waxaan aaminsanahay inuu yahay ustaadka hogaamiye horseed u ah bahda waxbarashada gobolka banaadir, waayo aragnimo iyo khibrad buuxdana uleh arimaha waxbarashada ee uu muddo dheer kusoo jiray.
Ugu dambeyn waxaan ugu duceynayaa ustaadka inuu illaahey ufududeeyo mas'uuliyaadka saaran iyo waajibaad shaqo Ee horyaalo idim alle.