Bama media

Bama media MADADAALO NOOGU IMOW

11/06/2026

Qofkaas waa Abdulkaadir Boos, waxaa ku xeran dad ka badan 600 Kun oo qof, hadane maanta asigoo buufin jiidaya ayay Ciidamada ammaanka gacanta kusoo dhageen.

Sheikh Mustafa ayaa horay u yiri Soomaalida dadka ugu badan ee ay dhageystaan waa kuwooda ugu waalan!!

Toos: waay bilaabatay xaflada koobka aduunka 2026Hees abartiaso dhaheysa ayaana lagu bilaabay
11/06/2026

Toos: waay bilaabatay xaflada koobka aduunka 2026

Hees abartiaso dhaheysa ayaana lagu bilaabay

11/06/2026

Kani waa macalin mahdi xilli uu ka Tirana ururka al shabaab qaadanayana tobbar@

Abdikadir Boss ayaa laamaha amniga soo qabteen isaga oo daroogada buufinta ku dhex cabbaayo mooto bajaaj dhexdeeda, waxa...
11/06/2026

Abdikadir Boss ayaa laamaha amniga soo qabteen isaga oo daroogada buufinta ku dhex cabbaayo mooto bajaaj dhexdeeda, waxaana loo sii waday saldhigga.

Waxii Faahfaahin ah.👀

10/06/2026

Soo Dhawoow Geesiga Garsoorka Afrika – Omar Artan 👏🇸🇴

10/06/2026

Haddaa la isku sawiraa

10/06/2026

Dalabka ay Real Madrid ka gudbisay Álvarez waa qawda maqashiis, waxna ha u qaban.

Maxa yelay Real waxey bayaanka ku sheegen in dalab €150M ah ka gudbiyen hadane laga so diiday.
Perez asiga dubtay hadane daangeystay.

Laba arrimood ayaa suuragal noqon kara:

1. Maadaama Florentino Pérez uu ku jiray olole doorasho isla markaana uu sameeyay ballanqaadyo waaweyn, hadda wuxuu leeyahay: “Dalabkii waan gudbiyay, balse waa la iga diiday.”
2. In laga hor istaago Barcelona inay la wareegto ciyaaryahanka. Maadaama Real Madrid ay kor u qaaday sicirka ciyaaryahanka, Barcelona waxay ku khasbanaan kartaa inay ku iibsato lacag ka badan €150 milyan, ama iskaga haran baacsiga xidigan. maadaama Atlético Madrid hadda haysato dalab ay ku gorgortanto.

09/06/2026
Liiban Axmed Xasan ayaa Baydhabo kula kulmay Shariif Xasan Sh Aadan oo ka biyodiidsanaa ka qeybgalka doorashada Koonfur ...
09/06/2026

Liiban Axmed Xasan ayaa Baydhabo kula kulmay Shariif Xasan Sh Aadan oo ka biyodiidsanaa ka qeybgalka doorashada Koonfur galbeed

Kulamo xariir ahaa kadib Shariifka ayaa ogolaaday inuu ka qeybgalo doorashada madaxtimada Koonfur galbeed oo dhaceysa beri sida la qorsheeyay

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bama media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share