Jamaahiirta Tv

Jamaahiirta Tv IF iyo Aakhiro Si Siman Ugu Shaqayso. Kaw Kori Oo Maalin Dheeli Wax Cusub Bar💵,⏰,❤️,👸,🌎,💻,🧠,😎,🔥🧣}☪️🕋

😂😂
16/08/2025

😂😂

Runtii Waxaan Si mug iyo miisaan leh utaageeraya hadaan jamaahiirta nahay Eng Diiriye Oo Waxkusoo Bartay Wadamada Khalii...
15/08/2025

Runtii Waxaan Si mug iyo miisaan leh utaageeraya hadaan jamaahiirta nahay Eng Diiriye Oo Waxkusoo Bartay Wadamada Khaliijka,
Kasoo Haduu baxo Kashaqayn Doona In waqooyi bari Waxsoo saarkeeda udhoofiso wadamada Khaliijka kuna so bedelato Lacag Adag Jamaahiirta Tv

15/08/2025

😂😂urursamaale Waaba funny caadiya

13/08/2025

Baaq Nabadeed oo ku wajahan Shacabka reer Badhan W/Bari Somalia 🤍💙💚🐎

11/08/2025

Adeer Imaada xarunta Hidaha Iyo Dhaqanka
1780 morse road ClmbsOH islaamihinana Keena awoowe

10/08/2025

Sudan iyo W/Bari halkee ….kii Soo baxaba wn lashaqaynaNa

✅
08/08/2025

08/08/2025

Isbedel Waa Lama huraan Waana Sunaha Dawladnimada iyo horusocodka. Dadku isku so gadhadhan Bariga fog Sool Sanaag iyo Cayn

Hadaan Jamaahiirta Nahay Jamaal waa la isla Qaadanay Jamaahiirta TvGamal M Hassan
06/08/2025

Hadaan Jamaahiirta Nahay Jamaal waa la isla Qaadanay Jamaahiirta TvGamal M Hassan

04/08/2025

Labada Musharax uso kala Codeeya dhamaantiin Jamaahiirta idinko fikirkina Qabyaalad kasaraya…

04/08/2025

Raga midida daabkeeda haya Umada ha utudheen dorashadana 2 week dib haloo dhigo…. Dadku horumar iyo horusocod bay raban…

04/08/2025

M/Firdhiye Wu mahadsanyhy Shaqadu so qabtay. Sababti xilku logu dhiibayna Xalad yagori ka taagan ahayd. Hadana Laasqoray bay ka taagan thy oo mamulku horu socod buu raba Jamaal bana gayn karaa ✅👁️

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamaahiirta Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jamaahiirta Tv:

Share