Abdikadir Al-Arkaani

Abdikadir Al-Arkaani xulashada Caqiidada saxiixa , warar hufan iyo hadaf fog

Waxa Imaaraat ka sameeyay Sudaan waa waxuu nala damacsanaa balse ka kala firdhiyay madaxwaynahii h**e Mohamed Abdullahi ...
30/10/2025

Waxa Imaaraat ka sameeyay Sudaan waa waxuu nala damacsanaa balse ka kala firdhiyay madaxwaynahii h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo .

Waxaan xasuustaa ciidan dhowr boqol ahaa una badnaa qabaa,il gaar ah inay qorteen waliba aan diiwaanka rasmiga ah ciidanka kujirin mushaar qaali ahna siin jireen , xataa marar qaar falal amni daro magaalka ka sameyn jireen.

Markuu xilka qabtay ayuu ka Imaaraatka laba arin kala doorsiiyay hogaanka ciidanka dowladda la hoos geeyo lana diiwaan galsho balse Imaaraarka qorshe kale wateen waa diideen waxeeyna ku goodiyeen in lacagta jaran doonaan .

Kadib ayay dowladu go'aan ku gaartay ciidankaas qaar lakala diro qaarna lagu daro ciidanka la diiwaan galinaayo , kadibna halkaas ayuu qorshahii Imaaraatku ku kala go'ay.

balse wali laba Maamul Gobaleed howshaas ka dhax wado ayaa jiraan walina ogaleen dowlad awood badan dalkaan ka dhalato

من لا يشكر الناس لا يشكر الله

Aan dhahno madaxwaynahii h**e mahadsanid

14/10/2025

shirkii Nabada ee ka Dhacay magalada Sharma sheikh

waxa goob joog aha oo heshiiska saxiixay Madaxda Barigga Dhexe Iyo Trump


13/10/2025

mother risked her life by Jumping to Save Her child



06/10/2025

WAALA KALA TAGAY

MACAASALAAM

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikadir Al-Arkaani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikadir Al-Arkaani:

Share