XARANKAMedia25

XARANKAMedia25 Color Minilap

JUBA MEDIA

12/03/2026
wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Midowga Culimada Soomaaliyeed Sheikh Aadan Macalin Abuukar (Suufi Yare), oo uu wehli...
26/02/2026

wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Midowga Culimada Soomaaliyeed Sheikh Aadan Macalin Abuukar (Suufi Yare), oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Sheikh Maxamuud Cabdulbaari, iyo uqaabilsanaha Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika, Shariif Xamze ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Cape Town.

Odayaasha Dhaqanka, culimada iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Cape Town Ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay culimada garoonka magaalada Cape Town ee Dalka koonfur Afrika.

Fahad oo fagaarayaasha siyaasadda ee Mogadishu la wareegay, iyo Farmaajo oo ku xiran guri uu sawiro xasuus ah ku dhagsad...
12/01/2026

Fahad oo fagaarayaasha siyaasadda ee Mogadishu la wareegay, iyo Farmaajo oo ku xiran guri uu sawiro xasuus ah ku dhagsaday.

Siyaasadu marba waa sida aad u talaabsan karto abdulaahi waa geesi calool adag wuxuuna is ka xaadiriyay kaanbaynka fahad...
07/01/2026

Siyaasadu marba waa sida aad u talaabsan karto abdulaahi waa geesi calool adag wuxuuna is ka xaadiriyay kaanbaynka fahad yaasin Cabdilaahi Sheekh Cabdiraxmaan

05/01/2026

Taliyihii Booliska Soomaaliya oo Golaha wasiirada ay xilka ka qaadi rabaan kadib markii lagu helay in Dakedda Mogadishu oo ka siidaayay saddax shixnad oo maandooriye ah oo dalka uu soo galiyay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia.

Asad Diyaano ayaa sidoo kale wasaarada Amniga qaranka ay ku haysataa in xilal muhiim ah uu Taliska Booliska oga dhiibay dhalinyaro aan qibrad ciidan laheyn oo reer Puntland ah.

Waxaan suuro gal ah in Golaha wasiiradda ay Taliyaha Booliska Soomaaliya u magacabaan General sulub oo mar soo noqday Taliyaha Booliska Soomaaliya.

Address

Mogadishu
Banadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XARANKAMedia25 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XARANKAMedia25:

Share