Noma Raage CFC

Noma Raage CFC Waxaan ahay Falanqeeye iskiisa isku magacaabay, Kaasoo ka faaloodo arimaha Ciyaaraha ee Barasho wacan. �

21/08/2025

Shirka jaraaid ee Tababare Maresca kahor kulanka habeen dambe ee Westham iyo tabintii Ustaadka.

21/08/2025

Cucurella Challenge:

Screenshot ka qaad kadibna Comment igula wadaag Ciyaariyahanka kuu soo boxo ee Timaha Cucu leh. 🤣

Rasmi: Chelsea ayaa habeen dambe ku ciyaari doonto Fanaanada Away-ga Cadaanka ah Kulanka Westham.
21/08/2025

Rasmi:
Chelsea ayaa habeen dambe ku ciyaari doonto Fanaanada Away-ga Cadaanka ah Kulanka Westham.

🚨 💣 Chelsea ayaa qorsheeneeso in ay 13 heshiis kusoo gaba gabeyso mudo 12 Maalmood ah.Kuwa la filaayo in ay imaadaan:🔹 X...
21/08/2025

🚨 💣 Chelsea ayaa qorsheeneeso in ay 13 heshiis kusoo gaba gabeyso mudo 12 Maalmood ah.

Kuwa la filaayo in ay imaadaan:

🔹 Xavi Simons
🔹 Alejandro Garnacho

Kuwa la filaayo in ay baxaan:

🔹 Nicolas Jackson
🔹 Christopher Nkunku
🔹 Tyrique George
🔹 Aaron Anselmino
🔹 Raheem Sterling
🔹 Ben Chilwell
🔹 Axel Disasi
🔹 Alex Matos
🔹 Alfie Gilchrist
🔹 David Datro Fofana
🔹 Carney Chuwuemeka

🔗 Nizaar Kinsella - BBC Sport

21/08/2025

MK waxuu ka hadlaayay Saxiixo cusub ee Chelsea soo qadatay ee Enciso kaasoo durbaba aadi doono dhanka Strasbourg, balse waxuu kusoo dhax daray sheeko layaab leh oo quseyso Champions League-ga iyo Kooxaha Chelsea iyo Strasbourg.

Sheekadaas intoo ka keenay toloow ? 🤣🤣👇🏽👀

Waxaan Mason Mount uga iibinay 70M, Halka aan Garnacho kaga iibsan rabno kaliya 25M. 🤣Wax soo saarka Cobham ayaa mar wal...
21/08/2025

Waxaan Mason Mount uga iibinay 70M, Halka aan Garnacho kaga iibsan rabno kaliya 25M. 🤣

Wax soo saarka Cobham ayaa mar walbo ka qaalisan wax soo saarka Kooxaha kale ee PL-ga. 🤣

Fanaanadaan waaba shidan tahay, Retro ayeyna u egtahay oo kuwii h**e ah. Ku qiimee 1 ilaa 10.
21/08/2025

Fanaanadaan waaba shidan tahay, Retro ayeyna u egtahay oo kuwii h**e ah.

Ku qiimee 1 ilaa 10.

21/08/2025

Daawo Shaba Laala oo kala soocay Ciyaartooyda Chelsea ee Xili Ciyaareedkan ? 🤣🤣 👀👇🏽

Xaleey xili h**e ayaan seexday, waxaa u jeedaa in ay Chelsea heshiis hoos kasii ah ku kala tuuratay Julio Enciso oo aan ...
21/08/2025

Xaleey xili h**e ayaan seexday, waxaa u jeedaa in ay Chelsea heshiis hoos kasii ah ku kala tuuratay Julio Enciso oo aan xitaa marna la maqlin in ay raadineeso Chelsea, kaliya 20M wadar ah ayeena kusoo qaadatay.

Ninkaan Aniga taageero weynaa u ahaa xoogaa yar dhaawacaa la haray mooyee waxuu ahaa Xidig tayo sare leh markii uu Brighton ku cusbaa, hadana waxuu 1 sano amaah ah kusoo qaadan doonaa Strasbourg oo sanadkaan aad loo kala kiciyay, waxaana rajeynayaa in uu la qabsan doono oo shidan doono meeshaas.

20/08/2025

Waxee noqon doontaa dhac weyn hadii aan kaliya 30M ku helno Garab noocaan ah oo kulansaday Xirfad, Xawaare, Cantuugo, Dhalis nooc walba ah, Dhiibis aragti leh, Halista soo aadayo oo aan laalabasho aqoonin, Baahi ah oo maanta dhan natiijo raadinaayo.

Dhaqan xumada laga sheegana waa been, Kooxdaas kaloo nacay qaab oo ugu tagoo raadinaayay lee. 🤣

Yarkaan wuu ku daayay, Villareal ayuuna aaday, 25M ayee hada qaadan doontaa Chelsea, waxeyna faaido weyn oo ilaa 30% ku ...
20/08/2025

Yarkaan wuu ku daayay, Villareal ayuuna aaday, 25M ayee hada qaadan doontaa Chelsea, waxeyna faaido weyn oo ilaa 30% ku dhawna ka heli doontaa Xili walba oo ay Villareal iska iibin doonto Ninkaan.

Nasiib wacan Vieaga.

20/08/2025

Maalmahaan waan mashquulay masoo buuqin, balse hada ayaan toos usoo laabtay. 🤣🤣

Josh ayaana idiin wadaa ee maxaa ka dhahdeen ?

Address

Barchman Wuytierslaan 53
Banadir
3819AB

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noma Raage CFC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Noma Raage CFC:

Share