25/03/2025
Diinteena suuban waxaa duulan Ku ah laba qolo,
1. Kuwa diinta suurad xumeynaya kana beensheegaya, masaajidana dadka Muslimiinta Ku hor suga si ay dhiigooda u daadiyaan.
2. Kuwa faafinaya qowmu luud iyo dhaqan gaalo, waxaa riixaya hay'ado waxaas shaqadooda tahay lkn dadka fulinaya waa soomaali.
Labadaan qolo waa in si isku mid ah loola dagaalamo.