14/10/2025
Kuwee tahay adi?
Dadku waa labo nuuc markey la kulmaan xaalad qalbi jab jaceyl ah oo ey qof kala tagaan ama kala haraan.
Qof waa qof laga dareemi karo xaalada uu ku sugan yahay oo maalin kasta wuxuu gucanayaa wixi uu kala kulmay qofkaas iyo dhibka uu jaceylku leeyahay iyo inuusan qof dambe aamineyn.
Qofna waa qof adag oo aadan ogaan karin inuu wax jeclaa iyo in la jeclaa toona oo danihiisa ayuu raacanayaa halka qofkiisi calaacalayo isagoo laga yaabo inuu ka jaceyl badnaa.
Labadaas qof kee tahay adiga? Mention👇