Xogta Somali Tv

Xogta Somali Tv kusoo dhawaw pageka xogta soomali tv Kusoo dhawaaw meel Aad kaheleyso
warbixino
sheekooyin iyo
wararka soomaalia iyo caalam

14/08/2025

Al Fanaan Salaad Maxamed Shardi (Salaad darbi) oo caawa goob joog ah Habeenka weyn Ee 14-Agousto💙🤍💚

14/08/2025

Madaxtooyada Dowladda Galmudug Ee Dhuusamareeb Iyo Habeenka Weyn Ee 14-Agousto💙🤍💚

14/08/2025

Wasiir dowlaha Wasarada Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa booqday Xerada CXD Ee Magaalada Xananbuuro Ee gobolka galgaduud halkaasi oo tababar uga socdo cutubyo ka tirsan Taliska Qeybta 21aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

14/08/2025

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Ayaa Saaka Hogaamiyey Howlgal cadow jab xoogan Lagu gaar siiyey oo ka dhacey deegaano hoos taga degmada ceeldheer Ee gobolka galgaduud .

Raga marasta xaafadaha tarabuunka ku burbur sanaaya halkaan ayaa looga baahan yahey.

14/08/2025

: Dagaalkii saaka 6:00 subaxnimo ka bilowdey halka loo yaqaan barxada horseed oo dhaxeysa isgoyska tarabuunka iyo isbitaalka ciidanka xooga ayaa hada ku sii fidey warshada caanaha dhanka kale na waxa uu gaarey wadada dheer Cabdi qaasim, sidoo kale waxaa la xaqiijiyey dhaawaca sargaal lagu magacaabo mire sahal oo ah taliye urur ka tirsan ciidanka police-military sidoo kale na ah sargaalka sida gaar ah howlgalkaan loogu xilsaarey.

Wixii kasoo kordha xalada dagaal see Aaga tarabuunka halkaan Kala soco.

12/08/2025

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo saaka iska diiwaan galiyey guddiga doorashooyinka Madaxa baaan Ee Qaranka🇸🇴🇸🇴🇸🇴

11/08/2025

DEG DEG: Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage Ayaa cutubyo katirsan ciidanka xooga dalka kula hadley fagaaro ku yaala deegaanka sabiid iyo caanole Ee gobolka Shabeelaha hoose, halkaas oo lagu toogtey askar katirsanaa jirey Ciidanka Xooga Dalka, balse mar danbe alshabaab ku biirey sidaas na ku diley Abaanduulahoodii Ururka ay ka tirsanaayeen.

11/08/2025

Taliyaha Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Ee Deegaanada Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) iyo Qaybaha Kala duwan Ee Clidamada Qaranka oo Kor meer ku tagey fariisimadikii laga barakciyey Kooxdii eeedeyane ahmed madoobe.

Dowladnimo ❤️💪🏾

DEG DEG: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa Taliyaha Cusub Guutada 6aad ...
11/08/2025

DEG DEG: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa Taliyaha Cusub Guutada 6aad Qeybta 60aad Ee Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliyeed u magacaabey Gaashaanle Dhaxe Liibaan Yuusuf Garre kadib soo jeedin ka timid Xafiiska Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar( General Khaalid).

Magacaabista Taliyaha Cusub Ee Guutada 6aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliyeed Ayaa ku soo aadeysa xilli guluf dagaal oo aad u adag uu ka socdo deegaanada iyo degmooyinka Kala duwan Ee gobolka Shabeelaha Hoose oo ah halka ay ka howl gasho guutadaan.

11/08/2025

Ugu danbeyn maleeshiyaadka Axmed geeda naar waa la soo afjarer

Dowladnimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

11/08/2025

: Saraakiisha Xooga Dalka Soomaaliyeed Ee Hogaamineysey Howlgalkii Saaka oo faahfaahin ka bixiyey dagaalkii ka dhacey deegaanka baladul Amiin oo kamid ah deegaanada hoos taga degmada Baladxaawo Ee gobolka gado.

11/08/2025

DEG DEG: Waxaa hada soo gaba gaboobey howlgal culus oo xaley saq dhaxe ilaa saaka aroortii ka socdey deegaanka baladul-Amiin oo kamid ah deegaanada hoos taga degmada Baladxaawo Ee gobolka gado, halkaas oo ay isku aruur sanaayeen maleeshiyaad ka tirsan kuwa uu hogaamiyo Eedeysane Axmed Madoobe.

General Abdirashiid Janan taliyaha Ciidanka NISA Ee Jubaland oo warbaahinta la hadley ayaa xaqiijiyey iney gacanta ku dhigeen ilaa tobaneeyo kamid ahaa maleeshiyaadka sidoo kale ay Ciidanku ka wareegeen difaacaydii kooxda maleeshiyada.

Address

Mogadishu
Banadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share