Liibaan shirwa

Liibaan shirwa My name is liibaan Maxamed Shirwac I was live in abudwak at now I live in Mogadishu capital city of somalia I am 20 years old

- Chelsea xumeey caadi loogu koox weyn nimo sheegtay, garoonka waa looga taageere badnaa kubad ahaan na 90 ka daqiiqo wa...
20/06/2025

- Chelsea xumeey caadi loogu koox weyn nimo sheegtay, garoonka waa looga taageere badnaa kubad ahaan na 90 ka daqiiqo waa laga fiicnaa..

Flemengo waxaa umaleysaaba inee ka xanaaqsanaayeen koox level keeda Confrence league yahay in la dheela la dhahay oo kale😂

- Inaa nin sharaf leh waxaa cadeyn idinkugu filan ciyaartoyda Chelsea joogto wada level ka hoose ah mid aa inaa caayo ama ka sheego isku ceebeynaayo malahan😎

Ku qosla FC Confrence League 😂😂😂😂

Full Time : Real 1-1 Al Hilaal - Real Madrid waa xaaraan ku naax ayagoo Al Hilaal ubaxaayo xataa rigoore xaaraane ubaaha...
18/06/2025

Full Time : Real 1-1 Al Hilaal

- Real Madrid waa xaaraan ku naax ayagoo Al Hilaal ubaxaayo xataa rigoore xaaraane ubaahan yihiin see ubadiyaan lkn Baanow aa wuxuu dhahay qof kalaa igu qaldeysiin 😂

Alla idin ceebeey dheh, Koox Horyaalka Sacuudiga ka socoto hakaa ciyaar fiicnaato kawaran 🤦🏿‍♂️

Ku qosla balaayada kubad xumada iyo tuugo nimada isku darsatay😂😂

-Manchester City ayaa guul raaxo leh ku furfuratay koobka CWC-ka, xilli Foden uu ahaa furaha guusha ee Man City.-Sidoo s...
18/06/2025

-Manchester City ayaa guul raaxo leh ku furfuratay koobka CWC-ka, xilli Foden uu ahaa furaha guusha ee Man City.

-Sidoo saxiixyada cusub labo kamid ah oo lagu soo bilaabay ciyaartii caawa ayaa bandhig cajiib ah la yimid.

-Maxay kula tahay adiga?.

TAARIIKH:--PSG ayaa markii ugu horeysay ku guuleysatay Champions league-ga, waxayna si xun ubahdileen ugana badiyeen Int...
31/05/2025

TAARIIKH:-

-PSG ayaa markii ugu horeysay ku guuleysatay Champions league-ga, waxayna si xun ubahdileen ugana badiyeen Inter Milan.

-Hambalyo taageerayaasha PSG waa uqalanteen koobkan inaad qaadaan.

-UGU DANBEYN WAA DHABOWDAY.-Tottenham ayaa qaaday koobka EUROPE LEAGUE-ga, waxayna soo afjartay 17 sano oo koob la’aan a...
21/05/2025

-UGU DANBEYN WAA DHABOWDAY.

-Tottenham ayaa qaaday koobka EUROPE LEAGUE-ga, waxayna soo afjartay 17 sano oo koob la’aan ah.

-Macalin Ange waa ka dhabeeyay hadalkiisii uu sheegay seasonkaan ee uu ku dhahay koob baan uqaadaya Tottenham.

-Hambalyo asxaabteyda taageerta Tottenham iyo kuwa mucaaradka ahba.

-FINALKA UEROPE LEAGUE-ga.-Manchester United iyo Spurs ayaa caawa wada ciyaari doona k**a dambeysta koobka Europe league...
21/05/2025

-FINALKA UEROPE LEAGUE-ga.

-Manchester United iyo Spurs ayaa caawa wada ciyaari doona k**a dambeysta koobka Europe league-ga iyadoo lagu ciyaari doono garoonka Atletico Bilbao.

-Hadaba yaa qaadi kara bay kula tahay adiga?

- City ayaa dhibic kaliya uga baahan ciyaarta udambeysa si ee ugu soo baxdo UcL ka xili King Kevin uu macsalaameeyay Ett...
20/05/2025

- City ayaa dhibic kaliya uga baahan ciyaarta udambeysa si ee ugu soo baxdo UcL ka xili King Kevin uu macsalaameeyay Ettihad.

Hambalyo asxaabteyda City guusha aa gaarteen iyo in Rodri idin soo laabtay ugu dambeyn👏🏽

- Gool qatar ahaa uu Declan Rice dhaliyay ayaa Arsenal ka caawiyay inee 3 dhibic maxruug aheyd ka qaadato Newcastle oo h...
18/05/2025

- Gool qatar ahaa uu Declan Rice dhaliyay ayaa Arsenal ka caawiyay inee 3 dhibic maxruug aheyd ka qaadato Newcastle oo halis joogto ah ku aheyd Arsenal, David Raya ayuuna ahaa geesiga Arsenal maadaama uu dhowr fursad halis aheyd ka badbaadiyay..

Guul darada Newcastle soo gaartay ayaa waxay ka dhignaan doontaa in boosaska champions league loogu soo boxo ee 3 Illa 5 ku dagaalami doonaan Newcastle, Chelsea, City, Nothingham iyo Aston Villa 🔥

Hambalyo asxaabteyda Arsenal 👏🏽

-SANADKII INKAAR BAXA.-Kooxda gorgorka lagu naaneyso ee Crystal Palace ayaa caawa ku guuleysatay koobkeedii ugu horeeyay...
17/05/2025

-SANADKII INKAAR BAXA.

-Kooxda gorgorka lagu naaneyso ee Crystal Palace ayaa caawa ku guuleysatay koobkeedii ugu horeeyay iyagoo ka badiyey kooxda Man City.

-Tan ayaa ka dhigan in kooxda Pep guardiola ay koob la’aan bixi doonto sanadkaan.

-Maxay kula tahay adiga?

-Finalka FA-Cupka.🥊-Kooxaha Man City iyo Crystal palace ayaa caawa fiidkii garoonka Wembley ku wada dheeli doona finalka...
17/05/2025

-Finalka FA-Cupka.🥊

-Kooxaha Man City iyo Crystal palace ayaa caawa fiidkii garoonka Wembley ku wada dheeli doona finalka FA Cupka.

-City ayaa tageysay dhamaan saddexdii final ee ugu danbeysay ee FA Cupka, iyadoo 2 jeer qaaday balse markii ugu danbeysay Man United ayaa ka qaaday.

-Crystal Palace dhankeeda weligeed kuma guuleysan koob iyadoo dhawr mar k**a danbeysta timid.

-Maxay kula tahay adiga?✍️

- Newcastle ayaa guul daro xanuun badan usoo saarisay Chelsea oo 10 nin ku ciyaareesay ciyaarta inta badan..Chelsea waxa...
11/05/2025

- Newcastle ayaa guul daro xanuun badan usoo saarisay Chelsea oo 10 nin ku ciyaareesay ciyaarta inta badan..

Chelsea waxay aheyd kooxdi fiicneyd ciyaarta xataa ayagoo rooso qaba lkn Newcastle natiijo ayee heysatay taasoo is ilaalinteeda ugu wacneyd..

- Chelsea waa koox noobahooda uu yahay Jackson oo offside maala Yacni mar uu galo iyo maruu calaamad iska qaato ee tahay, goolhayahoodana waa Sanchez wax kale kuma daraayo kaas 🤷🏿‍♂️

Top 5 ka Chelsea buuq ayaa lugu furay Waana leyska reebay ee ku qosla Maxaa sugeysaan😂😂

-Kooxda PSG ayaa horay iyo gadaalba umartay Arsenal iyagoo ka ciribtiray UEFA Champions league.-Donaruma ayaa ahaa geesi...
07/05/2025

-Kooxda PSG ayaa horay iyo gadaalba umartay Arsenal iyagoo ka ciribtiray UEFA Champions league.

-Donaruma ayaa ahaa geesiga garoonka oo kooxdiisa fursado badan oo lagu helay isaga ayaa le’ekaaday.

-Final: PSG V Inter Milan👀

Address

Mogadishu
Banadir

Telephone

618626756

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liibaan shirwa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share