Waasan Media24

  • Home
  • Waasan Media24

Waasan Media24 WaasanMedia24🗣🎤

Dagdag Minneapolis:Jamaal oo Soomaali ah ayaa mar kale xejistey kursigiisa degmada lixaad ee Golaha-Deegaanka waxaana su...
05/11/2025

Dagdag Minneapolis:Jamaal oo Soomaali ah ayaa mar kale xejistey kursigiisa degmada lixaad ee Golaha-Deegaanka waxaana suure ah ineey Soomaali kale kasoo baxaan.

Caawa waxeey tiri, kani waa gurigeeyga Liverpooll
04/11/2025

Caawa waxeey tiri, kani waa gurigeeyga Liverpooll

Xaanshida lagu kala bix doono.
04/11/2025

Xaanshida lagu kala bix doono.

Bal Adba
04/11/2025

Bal Adba

04/11/2025

Ilhan iyo Omar farax, maxeey codka usiin wayeen Nasiir...

04/11/2025

Ilhaan omar iyo Faatix, maxeey ugu codeeyn waayeen Nasri..👁🦻

CUMAR FAATAX: Ayaa ilaa iyo hada ugu horeeya musharaxiinta mayorka Minnaapolis, Guushu waa dhawdahay ❤️✌️🙏
04/11/2025

CUMAR FAATAX: Ayaa ilaa iyo hada ugu horeeya musharaxiinta mayorka Minnaapolis, Guushu waa dhawdahay ❤️✌️🙏

Madaxweyne Soomaalia: Xasan Shiikh oo caleema-saaray Madaxweynaha Tanzania, Dr Saamiya Xasan kasoo muuqday.
03/11/2025

Madaxweyne Soomaalia: Xasan Shiikh oo caleema-saaray Madaxweynaha Tanzania, Dr Saamiya Xasan kasoo muuqday.

03/11/2025

Dowlada Galmudug: oo gacanta ku soo dhigtay, ragii dilay Hooyada 80jirka aheyd iyo caruurta.

03/11/2025

Ciidanka Beesha Baharsame oo ka tirsan, ciidamada Maamulka Waqooyi-Bari, ayaa dib ugu noqday jiida-Gumeeys iyo goobaha ay fadhiyeen, ka dib markii ay xaliyeen uqaasha iyo wax garadka Beesha BAHARSAME tabashadii ay ciidanka."

02/11/2025

Buur iyo Badleey, Kheyraad Baaxadleey."

02/11/2025

PUNTLAND: "Ciidan lagu wado ineey la wareegay, Amniga Caasimada ayaa soo gaaray Garoowe, ciidankan ayaa dhawaan Taba-bar loogu soo xiray, Dugsiga tababaarka Poliska Carmo."

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waasan Media24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share