Moha Photoshop

Moha Photoshop Moha Photoshop waa xirfadeyda wax duupista

VIDEOGRAPHY 📸
PHOTOGRAPHY 📸
EMITTING

Waxaa maanta  soo xirimey Imtixaanka Fasalka 8aad ee ay qaadey Wasaaradda Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Dowladd...
02/07/2024

Waxaa maanta soo xirimey Imtixaanka Fasalka 8aad ee ay qaadey Wasaaradda Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Dowladda Koonfur Galbeed. DEGMADA BUUR HAKABA


HD

انا لله وانا اليه راجعون Allaah unaxriisto waxaa xada Magaalada Mogadishu ku geeriyoodey Gadomiyiihii h**e ee baarlamaan...
28/06/2024

انا لله وانا اليه راجعون
Allaah unaxriisto waxaa xada Magaalada Mogadishu ku geeriyoodey Gadomiyiihii h**e ee baarlamaanka Somaaliya Professor Mohmed Sh Osman Jawaray

Qabriga Allaah kuu waasicyo.

SAWIRO: Suuqa Xoolaha Magaalada Buur hakaba oo si weyn looga dareemaayo u diyaar garowga Ciidul-Adxa.  HD
15/06/2024

SAWIRO: Suuqa Xoolaha Magaalada Buur hakaba oo si weyn looga dareemaayo u diyaar garowga Ciidul-Adxa.
HD

14/06/2024

Xafladii lagu so gootinaayey ee fasalka f4 ee dugsiga DR XIKMA P.S.S

HD

14/06/2024

: 𝗤𝗮𝗱𝗼 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗮𝗿𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗳𝗮𝘀𝗮𝗸𝗮 𝗳𝗼𝗿𝗺 𝟰 𝗲𝗲 𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗿 xikma 𝗣.𝘀.𝘀

HD

Soonka Maalinta 𝐂𝐀𝐑𝐀𝐅𝐎 oo ku beegan beri wuxuu Nabigeena Maxammad [NNKH] inoo sheegay qofkii sooma maalintaasi in loo da...
14/06/2024

Soonka Maalinta 𝐂𝐀𝐑𝐀𝐅𝐎 oo ku beegan beri wuxuu Nabigeena Maxammad [NNKH] inoo sheegay qofkii sooma maalintaasi in loo dambi dhaafayo sanadkii tagay iyo sanadka soo socda, aan ku dadaalno soonka maalintaas qiimaha badan.
HD

12/06/2024

Aabo maaxi sheekh khadar sheekh aweys waan kuu xiisi doonaa kuma ilaabi doono

Clip Xafladii Dhaabuur xirashada fasalka F4 ee scholka Dr xikma p.s.s   HD
11/06/2024

Clip Xafladii Dhaabuur xirashada fasalka F4 ee scholka Dr xikma p.s.s

HD

Alla madax adkaanaa geela      HD
01/06/2024

Alla madax adkaanaa geela



HD

31/05/2024

Buur hakaba io barwaaqo isku ma jiraa wallahi reer buur noolaada meel waliba aad joogtaan




HD

29/05/2024

Xaflad qado sharaf adiga Goormee rajeyneysaa inaad sameysid



HD
Moha Photoshop

Address

Baraawe

Telephone

+252618718302

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha Photoshop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share