Raas'Caseyr News

Raas'Caseyr News Kala sooco dhacdooyinka Somalia iyo kuwa caalamka

Guddoomiyaha degmada Boosaaso Eng Abdifatah Hajji Shanle ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay kadib moosh...
05/07/2025

Guddoomiyaha degmada Boosaaso Eng Abdifatah Hajji Shanle ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay kadib mooshin ay soo gudbiyeen xildhibaanada golaha deegaanka.

Warbaahinta Jarmalka ee DW iyo Das Erst ayaa sii dayn doonta Caawa Warbixino Quseeya Labadan Dhalinyaro warbixinta hordh...
03/07/2025

Warbaahinta Jarmalka ee DW iyo Das Erst ayaa sii dayn doonta Caawa Warbixino Quseeya Labadan Dhalinyaro warbixinta hordhaca ayaa lagu sheegay in ay baraha Bulshadda uga Ololeeyan Colaaddaha Soomaalidda.

  Gudoomiyihii Maanta iska casilay xilka Degmadda Carmo Mohamed Ali Shire ayaa la filayaa in loo magacaabo Wasiirka Kalu...
26/06/2025

Gudoomiyihii Maanta iska casilay xilka Degmadda Carmo Mohamed Ali Shire ayaa la filayaa in loo magacaabo Wasiirka Kaluumaysiga Puntland kadib iskushaandhayn udiyaarsan Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Ibrahim Cartan xaaji Bakiin ayaa laga dhigayaa lataliyaha amniga Madaxweynaha sida digreeto uu qoray Madaxweynaha Puntland ku qoran.

Checkmate ✅

Guddimiyihii H**e ee Maxkamadda Sare ee Puntland Mudane Abdulqaadir Ahmed Mohamud Oo Waaran Soo qabasho Maxkamadeed loo ...
25/06/2025

Guddimiyihii H**e ee Maxkamadda Sare ee Puntland Mudane Abdulqaadir Ahmed Mohamud Oo Waaran Soo qabasho Maxkamadeed loo Jaray.

Iran oo wacad kumartay in dhankooda aysan jabin doonin xabad joojinta balse ay is difaaci doonaan hadii mar dambe lasoo ...
24/06/2025

Iran oo wacad kumartay in dhankooda aysan jabin doonin xabad joojinta balse ay is difaaci doonaan hadii mar dambe lasoo weeraro.

Madaxda PL iyo JL ayaa leh wada hadalo gaar ah oo ay uga hadlayaan marxaladda siyaasadda ee Soomaaliya, gaar ahaana Door...
24/06/2025

Madaxda PL iyo JL ayaa leh wada hadalo gaar ah oo ay uga hadlayaan marxaladda siyaasadda ee Soomaaliya, gaar ahaana Doorashooyinka, Dastuurka, Amniga iyo marxaladihii u dambeeyey, oo ay mawqif mideysan ka qaadan doonan.

Saacadaha soo socda ayaa lafilayaa in lasoo saaro warmurtiyeed ay ku mideysan yihiin dawladdaha Jubbaland iyo Puntland, kaas oo siyaasadda cakiran loogu jid bixin doono.

  Xildhibaan Daadir Xassan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland ayaa yiri " Shacabka Puntland wakhtigan uma bahna khu...
24/06/2025

Xildhibaan Daadir Xassan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland ayaa yiri " Shacabka Puntland wakhtigan uma bahna khudbad qurux badan ee waxay u baahan yihin waxqabad muuqdaa iyo daren bulsho...

Hadane saanuu soo qoray asagoo handadaayo Israaiil,Israiileey car wakaa bomb dambe tuur. Hadaa bomb kudhufatid Iran waa ...
24/06/2025

Hadane saanuu soo qoray asagoo handadaayo Israaiil,
Israiileey car wakaa bomb dambe tuur. Hadaa bomb kudhufatid Iran waa xad gudub weyn. Baaylooyd yadaada kusoo celi Israiil dhaqso. Waa Trump, anigoo ah madaxweynaha Mareykanka.”

DEG DEG: Weerar diyaarado ah ayaa hadda kusocda magaalada BABOLSAR ee Iran—sidaa waxaa qoray warbaahinta Iran. Duqeenta ...
24/06/2025

DEG DEG: Weerar diyaarado ah ayaa hadda kusocda magaalada BABOLSAR ee Iran—sidaa waxaa qoray warbaahinta Iran. Duqeenta cidda wada waa Israil. Waa war hadda soo dhacay.

Xabad joojinti iyo bootati Trump kakac miyaa?

IRAN ayaa ku dhawaaqday in dhankeeda ay ka hirgashay Xabad joojintii, wasiirka arrimaha dibada Abbaas Caraaji ayaa sidaa...
24/06/2025

IRAN ayaa ku dhawaaqday in dhankeeda ay ka hirgashay Xabad joojintii, wasiirka arrimaha dibada Abbaas Caraaji ayaa sidaas sheegay.

Daqiiqadihii u dambeeyey ay Tehran weerartay, goobo kale duwan oo kuyaala gudaha magaalooyinka ISR|L waxaana ku dhintay in ka badan 12 qof, sida ay sheegayso warbaahinta gudaha.

Talaviv ayaa kudhawaaqday in ay hadda xirtay hawadeeda.

Hawada Bariga dhaxe Iran ayaa Kala xirtay ilaa amar danbe
23/06/2025

Hawada Bariga dhaxe Iran ayaa Kala xirtay ilaa amar danbe

Iiraan waxeey weerar ku qaaday dalka Qatar.Qatar waxaa ku nool madaxweynihii h**e iyo qoyskiisa. Dowladda Soomaaliyeed i...
23/06/2025

Iiraan waxeey weerar ku qaaday dalka Qatar.

Qatar waxaa ku nool madaxweynihii h**e iyo qoyskiisa. Dowladda Soomaaliyeed iyo hoggaankeeda masuuliyad gaar ah ayaa ka saaran ka-warqabka badqabka madaxweynaya iyo qoyskiisa waana sida sharafta iyo xurmadu ku jirto haddii hoggaanka dalka garashadaas yeelan karo.

Address

Qardho
Bari

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raas'Caseyr News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share