Hanaanshe Media

Hanaanshe Media warbaahinta Xorta ah
zaaxiiboyaal nagusoo biir followna soodheh siina gudbi adigoo shera dhahayaa πŸ’―

01/09/2026

πŸ¦πŸ¦πŸ¦πŸ¦πŸŽπŸ”΅πŸŸ’βšͺ️🐎

19/08/2026

Booliska Waqooyi Bari 🫑🫑🫑πŸ₯°

Asxaabta maaljn wanaagsan
19/08/2026

Asxaabta maaljn wanaagsan

15/08/2026

15/ogosto/2026 Hanbalyo

03/08/2026

Wasiir Gamal M Hassan Masuul Shacabka Waqooyi bari Mahadsheen Maanta ayuu Booqasho Indho indhayn ah
Ku tegay Hoyga Daryeelka Halgamayasha
Reer Waqooyi Bari Guul🫑🫑🦁

  ee Dowladda Goboleedka Waqooyi-Bari ayaa si guul leh u soo gabagabeeyey howlgalka sugidda amniga Imtixaanka Shahaadiga...
25/06/2026

ee Dowladda Goboleedka Waqooyi-Bari ayaa si guul leh u soo gabagabeeyey howlgalka sugidda amniga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad, kaas oo maalmahan ka socday xarumaha imtixaannada.

Mudadii uu imtixaanku socday, ciidamada ayaa adkeeyey ilaalinta goobaha imtixaanka, hagidda isu-socodka iyo xaqiijinta in ardaydu ku galaan jawi deggan, amni leh oo ka madax-bannaan wax kasta oo carqalad gelin kara hannaanka imtixaanka.

Maalintii ugu dambeysay ee imtixaanka ayaa lagu soo afjaray farxad, damaashaad iyo jawi xasiloon, iyadoo ardayda, waalidiinta iyo bulshada ay si nabad ah ugu dabaaldegeen dhammaadka imtixaanka.

Taliska Ciidanka Ammaanka ayaa uga mahadceliyey Wasaarada Waxbarashada , dhammaan ciidamadii, guddiyada imtixaanka, maamulka goobaha waxbarashada iyo shacabka wada-shaqeynta wanaagsan ee suuragelisay in imtixaanku ku soo dhammaado si nabadgelyo iyo habsami leh.

04/06/2026

Asaxaabta bartan ku xiran Waxan soo ceshtey page kan oo mudo hawada igaga maqnaa si dhow ula socda warbixino Tafatiran iyo warar sugan

 : Qurbojoog iyo Gudajoog oo Kala Qaybsaday Horumarinta Amniga (Tartanka Isku tashiga)==========Bulshada degmada Buuhood...
04/06/2026

: Qurbojoog iyo Gudajoog oo Kala Qaybsaday Horumarinta Amniga (Tartanka Isku tashiga)
==========

Bulshada degmada Buuhoodle ayaa si wadajir ah u muujisay isku duubni iyo isku tashi bulsho, iyadoo qurbojoogta iyo gudaha joogta degmada ay kala qaateen hirgelinta mashaariicda amniga ee degmada.

Qurbojoogta reer Buuhoodle, iyagoo kaashanaya dowladda, ayaa soo iibiyey 6 gaadhi oo loogu talagalay Ciidanka Booliska, kuwaas oo maanta lagu soo bandhigey magaalada iyadoo loogu talagalay tayeynta hawlaha ciidanka iyo fududeynta adeegyada amniga ee degmada.

Dhanka kale, ganacsatada iyo bulshada gudaha ku nool Buuhoodle oo iyagu qaatey wajigan amniga hirgelinta dhismaha iyo qalabaynta Xabsiga Buuhoodle, iyadoo mashruucaasi maraya heer bilow ah lana filayo in maalmaha soo socda si rasmi ah loo dhammaystiro.

Tallaabooyinkan ayaa tusaale u ah sida qurbojoogta, guda joogta iyo dowladda ay isaga kaashan karaan horumarinta amniga iyo adeegyada bulshada, iyadoo mid walba uu qaatay doorkiisa ku aaddan horumarinta degmada Buuhoodle.

Astaanta Booliska Waqooyi Bari 🦁🦁🦁
21/05/2026

Astaanta Booliska Waqooyi Bari 🦁🦁🦁

Address

Sool
Bay

Telephone

+252634915361

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanaanshe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share