30/07/2025
🩸 DHIIG DEG DEG AH LOO BAAHAN YAHAY! 🩸
Waxaa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiig noociisu yahay A+
👦 Wiil oo xaaladdiisu culus tahay ayaa u baahan dhiig nooca A+ ah.
📍 Fadlan qof kasta oo dhiigiisu yahay A+ ha soo gaaro Hiil Hospital oo ku yaalla degmada Berdaale, Gobolka Baay.
⏰ Waqtigu wuu adag yahay nafta wiilkaas waxay ku jirtaa gacantaada haddii dhiigaagu yahay A+.
📞 Wixii faahfaahin ah, la xiriir: +252610489090
U gudbi fariintan asxaabta, qaraabada, iyo cid walba oo dhiigga A+ ah leh
Alle ha idinka abaal mariyo.
🩸🩸🩸