20/10/2025
Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Campus (Baidoa Campus) waxay si farxad leh u shaacinaysaa in ay aay qaban doonto ๐ซ๐ฎ๐ณ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ค๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐ท๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ป๐๐ฎ ee fasalka 2025.
Maalintan waa mid lagu dabaal dagayo dadaalka, himilada iyo guusha ardayda muddada dheer ku hawlanaa raadinta aqoonta. Waa xaflad muujinaysa dhamaadka halgan iyo bilowga mustaqbal ifaya.
๐Coming Soon!
4thConvocationCeremony โ Class of 2025
๐ ZUST Baidoa Campus
๐๏ธ 26 October 2025