Wariye maxamed deeq

Wariye maxamed deeq Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wariye maxamed deeq, Digital creator, Baydhabo.

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Dagmada Baydhabo ayaa ka Qeyb kalay  Kulan Dalxis ah oo so Qaban qaabiyey Agaasimaha Waxaad ...
22/02/2025

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Dagmada Baydhabo ayaa ka Qeyb kalay Kulan Dalxis ah oo so Qaban qaabiyey Agaasimaha Waxaad waxabrashada dhaqnka iyo dalxiiska ee Dowlad hoose baydhabo iyo qaar kamid ah bulshada ku nool dagmada baydhabo u qabatey dalxiis isdhagal bulshada ah

04/02/2025

Wariye maxamed deeq

04/02/2025

Wazirka wazaarada Maaliyada Dowladda Koonfur galbeed @ Ahmed Mohamed Husein Guuleyso sxb

Waxaa maanta oo tariikhda aheed 30 ka  bisha 2024 Waxaa kulan qado sharaf ah wada qaatey odoyasha iyo Dhalinyarada iyo w...
30/12/2024

Waxaa maanta oo tariikhda aheed 30 ka bisha 2024

Waxaa kulan qado sharaf ah wada qaatey odoyasha iyo Dhalinyarada iyo waxgaradka besha yantar kulankas oo uu hogaaminayey waziirka wazaarada gadiidka iyo dulista hawada ee kgs Kulankas
Kulankas oo ujeed kiisu ahaa habkii ay iskula shaqeyn lahaayen waana Loo xoojin lahaa besha iyo masuliyiinta

Wazir wazaarada Gadiidka cirka dhulka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane xasan albaro ayaa ugu mahadnaqay siyaasinta iyo odoyaasha iyo Dhalinyarada sida ugu Go antahay Dowladnimada iyo Difaaca Dalk iyo Dadka

Ugu Dambeynti Kulankas ayaa kuso dhamadey Guul iyo is afkarad

10/11/2024

"Suldaanimadeyda qofna k**a bariyo, qofkii sheegtana sharcigaa la fuulaa" Feysal Xuseen Zaa'id Malaaqa beesha carbeed ee Koonfur galbeed.

Address

Baydhabo

Telephone

+252616019242

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye maxamed deeq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye maxamed deeq:

Share