BAKIN MEDIA

BAKIN MEDIA Warbaahinta BAKIN MEDIA kala soco arimaha Siyaasada iyo dhacdooyinka

15/06/2026

Arin muhiim ah ayey ka dhawaajisay Gabdhan.

28/05/2026

DEG DEG: qorshe halis ah ayey qorsheynaysaa Dowlada Fedraalka ah Ee uu Hogaamiyo MW HSH.

26/05/2026

DEG DEG: gabdhan somaliyed oo ilmaynaysa Aya sidan tiri 😭

DEG DEG:Haddiiba Xassan awooddo Shariif in uu qaarajiyo ama xiro waa kaligii taliye awood leh oo dalka haysab karo, hadd...
26/05/2026

DEG DEG:Haddiiba Xassan awooddo Shariif in uu qaarajiyo ama xiro waa kaligii taliye awood leh oo dalka haysab karo, haddii se qiyaaligaas socon karin waa in uu Xassan Sheikh isdhiibaa.

Alaabtaan rer Xamarka waxey dhahaan iska waabi lee iga aheyd oo run igama ahan.

Fariinta Taliye Sandhere oo dhowan loo magacabay Birmadka Konfurgalbed.
26/05/2026

Fariinta Taliye Sandhere oo dhowan loo magacabay Birmadka Konfurgalbed.

21/05/2026

DEG DEG: Laftagreen wuxu wareysan oga hadlaya sida ay ku dhinteen Sarakiisha guutada 9-aad iyo 8-aad.

21/05/2026

Deg deg: Dagaal ka socda Baydhabo.

Wararka ka imaanaya deegaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Ciidamada Koofur galbeed iyo kuwa taabacsan Laftagareen uu ka dhacay deegaanka Iidoow dhagoole ee Waqooyiga Baydhabo.

Dagaalkaan oo khasaara kala duwan dhaliyay ayaan la ogayn tirada rasmiga ah maadaama goor habeen ay tahay ciidamaduna wali dagaalkoodu socdo

Ciidamada KGS oo howlgalo ku jira ayaa weerarkaan ku qaadeen kuwa Lafta taabacsan islamarkaana uu sidaas ku bilowday dagaalka labada dhinac u dhaxeeya.

Warar ayaa sheegaya in Ciidamada Koofur galbeed ay qabteen laba ka mid ah Askarta Laftagareen taabacsan kuwaa oo mid ka mid ah dhaawac yahay sida ay xogtu sheegeyso

20/05/2026
20/05/2026

Yaa dhibaay Qalbi dhagax?

18/05/2026

Taliye Cilmi waa sarkaal da'ar oo runtii gubaabada Ciidankiisa iyo dhiiro galinta u taagan.

Address

Baydhabo
00012

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BAKIN MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share