Radioisha Baydhabo

  • Home
  • Radioisha Baydhabo

Radioisha Baydhabo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radioisha Baydhabo, Radio Station, .

31/10/2024

Hon Salah Sharif Sayid-Ali oo Kali Mateen uu ka jeediyey xaflad ay ka Soo qeyb galeen xildhibaano waziiro Iyo martisharaf Kala duwan xaaladan oo ahayd mid ay Ku yeelanayaan dhalinyarada Digil Iyo mirifle ee Ku nool GoBolka Banaadir Godoomiye taas oo Lagu dooranayey godoomiye cusup
Waziir Ku xigeenka oo xafladaas ka qeyb galey ayaa amaaney doorka ay dhalin yarada ay Ku Lee yihiin hormarka dalka .
Iman Jama Asha I Aden "Caashocuud" Fallow Fethi Ali Sherif Mohamed Osman Wehliye Shamso Shariif Bataar Hon Booshaal BP Mohamednor Siraj Kerow Shariif Cabdulaahi Maxamed Khadar Ibraahim Daahir
Radioisha Baydhabo

Hon Salah Sharif Sayid-Ali ayaa kulan Mira dhal ah la qaatey taliyaha Polic Somalia sareeyo gaas Asad Diyaano ayagoo kaw...
23/10/2024

Hon Salah Sharif Sayid-Ali ayaa kulan Mira dhal ah la qaatey taliyaha Polic Somalia sareeyo gaas Asad Diyaano ayagoo kawada Hadley sidii loo Dar Dar gelin lahaa Dagaalka lagula jiro As .
Dhanka kale Hon Salah shariif sayid Ali ayaa in dhowaale waxa uu wadey sidii uu udar Dar gelin lahaa holwaha hortabinta U Leh Bulshada uu matalo .

Waxa uu dedaal dheer ugu jiraa sidii ugu adeegi lahaa dadkiisa Iyo deegaankiisa .

Waxa inoo muuqda Ifa faalo dhanka Guusha ah yaan Laga hor dhicin .
Hambalyo ayaan Ku leeyahay Fallow

Agaasimaha Shariif Cabdulaahi MaxamedRadioisha Baydhabowellcom Back waxan rajeynayaa in aan dib aan ubilaabi doono shaqa...
10/09/2024

Agaasimaha Shariif Cabdulaahi Maxamed
Radioisha Baydhabo

wellcom Back

waxan rajeynayaa in aan dib aan ubilaabi doono shaqadii aad h**e nooga barateen .

https://youtu.be/AR0rHIdThBU?si=ODTWVUeaYFJD4FnsMBC Action
23/03/2024

https://youtu.be/AR0rHIdThBU?si=ODTWVUeaYFJD4Fns
MBC Action

الملخص: أثناء مهمة الهروب، نصب فريق فانتوم فريق العاصفة كمينا. ينجو الكابتن جاو زان من الموت لأن زميله ضحى بحياته لإنقاذه. بعد نصف عام، تعاون جاو زان مع فريق...

Address


Telephone

+252619282256

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radioisha Baydhabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share