Sakow Post

Sakow Post Wararka Soomaaliya iyo caalamka — saxnaan, dhexdhexaadnimo, iyo xog la isku halayn karo.

A young Somali man, Ismail Hassan, has reportedly lost his life in the Kibwezi area of Kenya while working as a boda bod...
13/09/2026

A young Somali man, Ismail Hassan, has reportedly lost his life in the Kibwezi area of Kenya while working as a boda boda rider. According to circulating reports, he was allegedly shot by a passenger he had carried.

This is a heartbreaking loss. Every kenyan deserves protection, regardless of ethnicity, religion, or background.

We call upon the Kenyan authorities to investigate this tragic incident, establish the truth, and ensure that justice is served. The Somali community in Kenya deserves to live and work in safety, like every other community.

Let us stand against violence, reject ethnic hatred, and demand justice through the rule of law.

May Allah have mercy on Ismail Hassan and grant patience and strength to his family. 🤲

Justice for Ismail. Justice for all.

Mararka qaarkood waxaan is dhahaa kuwaan mid wax fahamsan kuma jiro miyaa? Duqeynta cooska hal dhinac qaaday oo gubasho ...
12/09/2026

Mararka qaarkood waxaan is dhahaa kuwaan mid wax fahamsan kuma jiro miyaa? Duqeynta cooska hal dhinac qaaday oo gubasho laheen geedaha na waxba u dhimin yaa laga dhaadhicinaa ugu yaraan dab in ay ku daraan aheed
Siddoo kle godka ay qodeen oo raad kale jirin...

Gaddoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmadda Baydhabo, Mudane Faysal Mohamed Duuble , ayaa kulan amniga looga hadlayay la...
12/09/2026

Gaddoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmadda Baydhabo, Mudane Faysal Mohamed Duuble , ayaa kulan amniga looga hadlayay la qaatay qaar ka mid ah gaddoomiyeyaasha deegaannadda hoos yimaadda Degmadda Baydhabo.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga, xoojinta wada-shaqeynta maamulka iyo bulshadda, ka hortagga falalka amni-darradda, iyo dardargelinta doorka guddoomiyeyaasha deegaannadda ee ilaalinta nabadgelyadda.

Guddoomiye Faysal Mohamed Duuble ayaa ku boorriyay guddoomiyeyaasha deegaannadda inay si dhow ula shaqeeyaan laamaha amniga iyo bulshada, si loo xaqiijiyo amniga iyo xasillooni ka hanaqaadda guud ahaan Degmadda Baydhabo.

Waali miyaan ku tilmaamnaaa
07/09/2026

Waali miyaan ku tilmaamnaaa

Seyga Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan, Hafidh Ameir, ayaa ku geeriyooday iyadoo lagu daweynayo Zanzibar. Ameir...
07/09/2026

Seyga Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan, Hafidh Ameir, ayaa ku geeriyooday iyadoo lagu daweynayo Zanzibar.

Ameir, ayaa la sheegay in da'da 70-meeyada, uu subaxnimadii Isniinta ku dhintay isbitaal ku yaalla Zanzibar, halkaasoo lagu daweynayay xaalad la xiriirta wadnaha. Madaxweyne ku xigeenka Deogratius Ndejembi ayaa xaqiijiyay dhimashadiisa.

Hafidh Ameir wuxuu ahaa First Gentleman-kii ugu horreeyay ee taariikhda Tanzania, kaddib markii Samia Suluhu ay noqotay madaxweynaha dalka sanadkii 2021. Aaska marxuumka ayaa lagu diyaarinayaa Zanzibar.

‎Kulan Muhiim ah oo Dhexmaray Gudoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmada Baydhabo iyo Ururka  Women and Youth Organizatio...
05/09/2026

‎Kulan Muhiim ah oo Dhexmaray Gudoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmada Baydhabo iyo Ururka Women and Youth Organization somaliya
‎
‎Waxaa kulan muhiim ah yeeshay Gudoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmada Baydhabo iyo mas’uuliyiinta Women and Youth Organization Somalia, kaas oo looga hadlay xoojinta wada shaqeynta, ka qaybgalka haweenka iyo dhallinyarada, iyo sidii loo taageeri lahaa doorkooda ku aaddan nabadda, amniga iyo horumarka bulshada.
‎Kulanka ayaa sidoo kale lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay in haweenka iyo dhallinyaradu si firfircoon uga qaybqaataan arrimaha bulshada iyo go’aan qaadashada, iyadoo la dhiirrigelinayo wada tashi, iskaashi iyo isku xirnaan wanaagsan.
‎
‎Ugu dambeyn, kulankan wuxuu ahaa mid lagu xoojinayo wada shaqeynta iyo ka qaybgalka haweenka iyo dhallinyarada, si loo gaaro nabad, horumar iyo bulsho loo dhan yahay.
‎
‎

The federal government denies involvement in the Doolow district blast, saying early findings point to explosive materia...
04/09/2026

The federal government denies involvement in the Doolow district blast, saying early findings point to explosive materials being prepared inside the house that exploded.
Claims the incident was a drone strike are also circulating.

DegDeg dagaal xoogan ayaa ka socda banaanka magaalada Baydhabo dagaalka waxaa la sheegayaa in uu u dhexeeyo ciimadama da...
03/09/2026

DegDeg dagaal xoogan ayaa ka socda banaanka magaalada Baydhabo dagaalka waxaa la sheegayaa in uu u dhexeeyo ciimadama dawlada iyo kuwa maleeshiyaadka Laftagareen

MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO OO KORMEER SOCOD AH KU MARAY SUUQA WEYN IYO QAR KA MID AH XAAFADAHA MAGAALADAMaamulka Degmada ...
02/09/2026

MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO OO KORMEER SOCOD AH KU MARAY SUUQA WEYN IYO QAR KA MID AH XAAFADAHA MAGAALADA

Maamulka Degmada Baydhabo ayaa maanta kormeer socod ah ku maray Suuqa Weyn ee magaalada Baydhabo iyo qaar ka mid ah xaafadaha magaalada, iyadoo ujeeddadu ahayd la socodka xaaladda guud ee amniga, nadaafadda, habsami-u-socodka ganacsiga iyo adeegyada bulshada.

Kormeerka waxaa hogaaminaayey guddoomiyaha degmada Baydhabo Mudane Ibrahim Kalaay Guddoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmada Baydhabo, Mudane Faysal Mohamed Duuble, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulka degmada.

Mudane Faysal Mohamed Duuble, ayaa sheegay in kormeerkan uu qeyb ka yahay dadaallada maamulka degmada ee lagu xoojinayo amniga iyo kala dambeynta, isla markaana maamulka uu si joogto ah ula socon doono xaaladda suuqa iyo xaafadaha magaalada.

Waxa uu sidoo kale bulshada iyo ganacsatada ugu baaqay inay la shaqeeyaan maamulka degmada, si loo ilaaliyo nabadgelyada, nadaafadda iyo bilicda magaalada Baydhabo.

Kormeerka ayaa sidoo kale lagu qiimeeyay xaaladaha ay bulshada iyo ganacsatadu la kulmaan, iyadoo maamulka uu sheegay in waxyaabahii ay arkeen iyo talooyinka shacabka laga qaadan doono tallaabooyin ku habboon.

Ninkii Ugaas xaliye boy yaa war ka haayo  siddaan kuma nabad qabo in uu dhintay, kuwii la qabtay uu ka mid ahaa mise dha...
30/08/2026

Ninkii Ugaas xaliye boy yaa war ka haayo siddaan kuma nabad qabo in uu dhintay, kuwii la qabtay uu ka mid ahaa mise dhaawac intaas umbuu mid ka yahaye

Address

Somalia-Bay-Baydhabo
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sakow Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share