Dayax Production

Dayax Production Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dayax Production, Media, baydhabo, Baydhabo.

30/09/2025
28/09/2025

HEES CUSUB DOWLADNIMO XIDIGAHA KONFUR GALBEED VIDEO OFFICIAL 2025

Ereyadii abwaan boorow
Laxankii ustaad khalifa
Music xasan xirow
Camero+ Editing
DAYAX PRODUCTION

Guuleysta  caawa   vs
20/09/2025

Guuleysta caawa vs

Saadaali kulanka barito oo ku guuleyso abaal lacag $10Ciyaarta udhaxeyso 𝐌𝐚𝐧 City  𝗩𝗦 ARASINAL 𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖:1. Like saar p...
20/09/2025

Saadaali kulanka barito oo ku guuleyso abaal lacag $10

Ciyaarta udhaxeyso 𝐌𝐚𝐧 City 𝗩𝗦 ARASINAL
𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖:
1. Like saar page
2. Follow dheh page-ka Dayax Production
3. Share dheh post-ga
4.Post-ga ka mention garey ugu yaraan 3 qof
5. Saadaalinta waxa ay ku egtahay marka la baasto ciyaarta.

𝗙.𝗚: 𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗯𝘂𝘂𝘅𝗶𝗻 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮, 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗯𝘂𝘂𝘅𝗶𝘆𝗮 𝗲𝗲 𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗹 𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮

Saadaali oo ku guuleyso abaal lacag $10Ciyaarta udhaxeyso 𝐌𝐚𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐭𝐞𝐝  𝗩𝗦 𝐂𝐡𝐞𝐥𝐬𝐞𝐚𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖:1. Like saar page 2. Follow d...
20/09/2025

Saadaali oo ku guuleyso abaal lacag $10

Ciyaarta udhaxeyso 𝐌𝐚𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐭𝐞𝐝 𝗩𝗦 𝐂𝐡𝐞𝐥𝐬𝐞𝐚
𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖:
1. Like saar page
2. Follow dheh page-ka Dayax Production
3. Share dheh post-ga
4.Post-ga ka mention garey ugu yaraan 3 qof
5. Saadaalinta waxa ay ku egtahay marka la baasto ciyaarta.

𝗙.𝗚: 𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗯𝘂𝘂𝘅𝗶𝗻 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮, 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗯𝘂𝘂𝘅𝗶𝘆𝗮 𝗲𝗲 𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗹 𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮

19/09/2025

"Waxaan mar dhow qaadan doonaa fasallo cusub oo ku saabsan barashada kamaradda dijitaalka ah."
Hadii aa tahay Ardeyda daney neeyo welcome
0612554293
Dayax Production

  OF THE WEEK DOWLADDA KONFUR GALBEED SOMALIYA
11/09/2025

OF THE WEEK DOWLADDA KONFUR GALBEED SOMALIYA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Garoo...
07/09/2025

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Garoon Diyaaradeed cusub oo ay shacabka degmada Buur Hakaba si isku-tashi ah u dhiseen, taas oo noqotay tallaabo taariikhi ah oo lagu dhiirrigelinayo horumarka iyo midnimada bulshada.
Dayax Production

05/09/2025

Dahfurka dowradii 2aad ayaa maalintii shalay ahayd lagu dahfuray machadka imaam Al-Dhabari
Maalmahaan khamiista iyo jimca
Ku Soo dhawaada
Gacmo furan iyo qalbi furan
Dayax Production

04/09/2025

Dahfurka dowradii 2aad ayaa maanta lagu dahfuray machadka imaam Al-Dhabari
Maalmahaan khamiista iyo jimca
Ku Soo dhawaada
Gacmo furan iyo qalbi furan
Dayax Production

Dahfurka dowradii  2aad   ayaa maanta lagu dahfuray machadka  imaam Al-Dhabari  Maalmahaan khamiista iyo jimcaKu Soo dha...
04/09/2025

Dahfurka dowradii 2aad ayaa maanta lagu dahfuray machadka imaam Al-Dhabari
Maalmahaan khamiista iyo jimca
Ku Soo dhawaada
Gacmo furan iyo qalbi furan
Dayax Production

04/09/2025

Hor dhac muqaal Muhadaro machadka Al imaam dhabari holka
Dayax Production
imaam dhabari

Address

Baydhabo
Baydhabo

Telephone

+252612554293

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dayax Production:

Share

Category