A.X Production

A.X Production Plz fallow share like ๐Ÿ‘ igu caawi wllkey ama wlshy

12/10/2025

Buurey Haraaw

12/10/2025

Duga Degmada Beydhabo Abdullahi Ali Watiin
Oo Maanta Dib Uga soo laabtey Magaalida Beydhabo

๐—•๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ, ๐—ข๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐Ÿญ๐Ÿฎ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin, ayaa maanta ...
12/10/2025

๐—•๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ, ๐—ข๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐Ÿญ๐Ÿฎ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu kaga maqnaa magaalada.

Guddoomiyaha Degmada Ayaa Waxaa si diirran garoonka diyaaradaha ugu soo dhoweeyay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin wasiirro, Xildhibaano,Guddoomiye ku-xigeenada degmada, agaasimayaal iyo saraakiil ciidan.

11/10/2025

Godoomiyaha Deegaanka Goof Gaduuud Buurey
Iyo
ilaaladiisa Gaarka Ah

Buurey Haraaw              iyo Godoomiye Hussein Aadan Guudow
11/10/2025

Buurey Haraaw

iyo

Godoomiye Hussein Aadan Guudow

11/10/2025

Guddoomiyaha Deegaanka Goof Gaduuud Buurey, Mudane Hussein Aadan Guudow, oo uu wehlinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Deegaanka, Mudane Mursal, ayaa maanta kormeer ku tagey Tuulada Daweelow oo hoos timaada Deegaanka Goof Gaduuud Buurey, kadib markii dab xooggan uu halkaas ka kacay.

Guddoomiyaha Deegaanka Goof Gaduuud Buurey, Mudane Hussein Aadan Guudow, oo uu wehlinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Deegaank...
11/10/2025

Guddoomiyaha Deegaanka Goof Gaduuud Buurey, Mudane Hussein Aadan Guudow, oo uu wehlinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Deegaanka, Mudane Mursal, ayaa maanta kormeer ku tagey Tuulada Daweelow oo hoos timaada Deegaanka Goof Gaduuud Buurey, kadib markii dab xooggan uu halkaas ka kacay.Maalmo Ka hor

Dabka ayaa sababey gubashada saddex guri, iyadoo sidoo kale misgadii, fuustooyinkii iyo dhammaan wixii alaab ahaa ee guryahaasi ku jiray ay gebi ahaanba basbeeleen.

Guddoomiyaha ayaa goobta ku soo arkay burburka iyo khasaaraha dhacay, isagoo shacabka u muujiyey dareen murugo iyo garab istaag. Wuxuu ugu baaqay bulshada Muslimiinta in ay garab istaagaan dadka masaakiinta ah ee ay musiibadu haleeshay, isla markaana uu maamulka deegaanka ka taageeri doono wixii karaankiisa ah si dib loogu dhiso noloshoodii.

Ugu dambeyn, Guddoomiye Hussein Aadan Guudow ayaa kula dardaarmay shacabka deegaanka in ay taxaddar dheeraad ah muujiyaan si looga hortago musiibooyin noocan oo kale ah mustaqbalka.

11/10/2025

masuliyiintii deegaanka ugo saraysay hogaan abdi qaadir rashid iyo wasiir ahmed naaji iyo komoshinka booliska janaraal abdi cali siyaad iyo guradhaamuule maanta

Dhaanto cusub idil ayruush

Maamulka degmada Xuddur oo kaashanaya saraakiisha guutada 9-aad ee qaybta 60-aad ayaa maanta bilaabay hawl ballaaran oo ...
11/10/2025

Maamulka degmada Xuddur oo kaashanaya saraakiisha guutada 9-aad ee qaybta 60-aad ayaa maanta bilaabay hawl ballaaran oo lagu dib u ballaarinayo dhufaysyada ciidamada, kuwaas oo ku yaalla agagaarka iyo xaafadaha magaalada Xuddur.

Ujeeddada ayaa ah in la xoojiyo difaacyada ciidamada, laguna adkeeyo amniga magaalada, maadaama Xuddur ay ka mid tahay meelaha istiraatiijiga ah ee gobolka Bakool.

Masโ€™uuliyiinta degmada iyo saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay isku dubarid amni iyo qorshe difaac oo cusub, si looga hortago khataraha amni.

Dadka deegaanka ayaa soo dhaweeyey dadaalka ay wadaan maamulka iyo ciidamada, iyagoo tilmaamay in uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida magaalada Xuddur.

Nin dab haysto dey lama dhaho. Oraah Soomaaliyeedโœ…Duhur wngsn My Fansโœ…
11/10/2025

Nin dab haysto dey lama dhaho.
Oraah Soomaaliyeedโœ…

Duhur wngsn My Fansโœ…

Address

30 Streat
Baydhabo
+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A.X Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share