Zaki Media

Zaki Media ZAKI MEDIA | waxaad ka heli kartaa warar lagu kalsoonaan karo, macluumaad sax ah iyo warbixino gaar ah.

Reer Buurhakaba Internet 🛜 xumada  aniga keligeyga miyaa  ama Waad ila qabtaan?
11/09/2026

Reer Buurhakaba Internet 🛜 xumada aniga keligeyga miyaa ama Waad ila qabtaan?

11/09/2026

“9K oo Followers ah inaan mareyno Waad fahmi la’dihiin ” 😁🚀❤️

11/09/2026

: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyadoo xayirtay dhaqdhaqaaqyadiisa maaliyadeed ee bangiyada gudaha dalka, isaga iyo qaar ka mid ah xulafadiisa.

11/09/2026

F16👁️

10/09/2026

Allaha u naxriisato, Waxay dileen isagoo leh Abtiyow waan xanuunsanahay Abtiyow Gaajo ayaa i hayso,

10/09/2026

Adeer maxaad noo waalaysa, 🤣

  : Ciidamo GorGor 🦅 ah tiradooduna Kor u dhaafeyso 600 iyo Gadiidkooda ayaa kusoo wajahan Baydhabo,
10/09/2026

: Ciidamo GorGor 🦅 ah tiradooduna Kor u dhaafeyso 600 iyo Gadiidkooda ayaa kusoo wajahan Baydhabo,

FADLIGA IYO FAA’IIDOOYINKA SALIGA NABIGA ﷺSaliga Nabiga ﷺ wuxuu leeyahay fadli iyo fa''Qofkii Nabiga ﷺ hal mar ku salliy...
10/09/2026

FADLIGA IYO FAA’IIDOOYINKA SALIGA NABIGA ﷺ

Saliga Nabiga ﷺ wuxuu leeyahay fadli iyo fa''

Qofkii Nabiga ﷺ hal mar ku salliya, Alle wuxuu ku sallinayaa toban jeer. (Saxiix Muslim)

Saliga Nabiga ﷺ waa camal wanaagsan oo lagu dadaalo marka la ducaysanayo, waxaana ku jira barako iyo kheyr.

Waa sabab ka mid ah sababaha lagu kasbado naxariista Alle iyo kheyr badan.

Waxuu qalbiga ku xoojisaa xuska Alle iyo jacaylka Rasuulka ﷺ.

Jacaylka Nabiga ﷺ: Waxay kordhisaa xiriirka iyo jacaylka Muslimku u qabo Rasuulka Alle ﷺ.

Waa camal wanaagsan oo qofku ku rajayn karo dambi-dhaafka Alle, isagoo la socda tawbad iyo camal suuban.

Saliga Nabiga ﷺ wuxuu ka mid yahay adhkaarta wanaagsan ee Muslimku si joogto ah ugu dadaali karo.

Saliga fudud:

اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. ❤️🌹

🕌 Habeenka Jimcaha iyo maalinta Jimcaha si gaar ah aynu u badinno saliga Nabiga ﷺ.

 :Dowladda KG ayaa sheegay in kooxaha isku raranka ah As iyo Maleeshiyada taabacsan laftagareen ay isaga guureen agagaar...
10/09/2026

:Dowladda KG ayaa sheegay in kooxaha isku raranka ah As iyo Maleeshiyada taabacsan laftagareen ay isaga guureen agagaarka magaalada Baydhabo waxayna U guureen Baadiyaha Fog Fog ee Gobolka Baay,

10/09/2026

VIDEO Qarxis ah : iyadoo socota diyaarin Muuqaalka Filimkii Fake ahaa ayaa si lama filaan ah usoo dhexgala midkamida ah Askarta As,

Codka waa Ugaas Hassan,

Address

Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaki Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share